{"id":39327,"date":"2017-08-26T16:46:45","date_gmt":"2017-08-26T13:46:45","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=39327"},"modified":"2017-08-26T16:50:53","modified_gmt":"2017-08-26T13:50:53","slug":"shirka-hugaamiyeyaasha-africa-soo-marey-oo-south-africa-lagu-soo-gaban-gabeeyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/08\/shirka-hugaamiyeyaasha-africa-soo-marey-oo-south-africa-lagu-soo-gaban-gabeeyey\/","title":{"rendered":"SHirka Hugaamiyeyaasha Africa Soo marey oo South Africa Lagu Soo Gaban gabeeyey."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/shirka-south-africa.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-39328\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/shirka-south-africa.jpg\" alt=\"\" width=\"820\" height=\"546\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/shirka-south-africa.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/shirka-south-africa-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 820px) 100vw, 820px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Shirkii loogu magac daray African Leadership Forum 2017, ee ka socday dalka Koonfur-Africa, ayaa shalay si rasmi ah loosoo gaba-gabeeyay.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa waxaa ka qeyb-galay qaar kamid ah Hogaamiyaashii soo maray Qaaradda Africa, waxaana dalka Soomaaliya shirkaasi uga qeyb-galay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud.<\/p>\n<p>Hay\u2019adda Thabo Mbeki foundation, ayaa isku keentay madaxda, waxaana shirka intiisa badan looga hadlay ka hortagga dhibaatooyinka soo wajaha Qaaradda gaar ahaan caqabadaha hor taagan Nabadda, Dowlad wanaagga iyo kala sareynta sharciga iyo kaalinta ay Afrika kaga jirto nabadeynta \u00a0Caalamka.<\/p>\n<p>Mr. Mkapa, ayaa hoggaamiyaasha Africa u sheegay in ay lahaadaan hal cod si loo xaliyo dhibaatadda gaar ahaan xiisadaha ka taagan waddamada South Sudan iyo Libiya, waxaana dhinaca kale hadalkiisa uu sii raaciyay haddii aan hoggaamiyaasha African aysan sidaasi sameyn in dhibaadda ay sii socon doonto.<\/p>\n<p>\u201cDhibaatooyin baddan ayaa hadda jira oo aan la xalin, waxa loo xalin la\u2019yahayna waxaa ay tahay isku duubni la\u2019aan ka dhex taagan madaxda Africa\u201d, ayuu sii raaciyay hadalkiisa.<\/p>\n<p>Dhinaca kale Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheikh Maxamuud, oo khudbad ka jeediayay shirka ayaa diiradda waxaa uu saaray horumarka ka jira dalka Soomaaliya, gaar ahaan sida ay u dheceen doorashooyinkii ugu dambeeyay ee madaxtinimada.<\/p>\n<p>Md. Xasan ayaa looga adkaaday doorashii sanadkan ka dhacay Magaallada Muqdishu, waxaana uu dalka Madaxweyne uu kasoo ahaa mudo afar sano ah.<\/p>\n<p>Madaxweynayaashii hore ee Dalalka South Africa, Tanzania, Tunisia, Somalia iyo Nigeria, ayaa ka wada qeyb-galay shirka.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39259\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39260\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39261\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-5.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-5.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-5-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-4.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39262\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; Shirkii loogu magac daray African Leadership Forum 2017, ee ka socday dalka Koonfur-Africa, ayaa shalay si rasmi ah loosoo gaba-gabeeyay. Kulanka ayaa waxaa ka qeyb-galay qaar kamid ah Hogaamiyaashii soo maray Qaaradda Africa, waxaana dalka Soomaaliya shirkaasi uga qeyb-galay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":39328,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-39327","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39327","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=39327"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39327\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":39330,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39327\/revisions\/39330"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/39328"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=39327"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=39327"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=39327"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}