{"id":3931,"date":"2011-11-01T17:49:00","date_gmt":"2011-11-01T17:49:00","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=3931"},"modified":"2011-11-01T17:49:00","modified_gmt":"2011-11-01T17:49:00","slug":"madaxweynaha-dowladda-kmg-shiikh-shariif-shiikh-axmed-oo-maanta-ka-ambabaxay-muqdisho-gaarayna-magaalada-kampala","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/11\/madaxweynaha-dowladda-kmg-shiikh-shariif-shiikh-axmed-oo-maanta-ka-ambabaxay-muqdisho-gaarayna-magaalada-kampala\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Dowladda KMG Shiikh Shariif Shiikh axmed Oo maanta ka Ambabaxay Muqdisho Gaarayna magaalada Kampala"},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/11\/sheikh-sharif14.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-3936\" title=\"sheikh-sharif1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/11\/sheikh-sharif14-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/11\/sheikh-sharif14-300x200.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/11\/sheikh-sharif14.jpg 600w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n<div><strong><span style=\"font-family: Times New Roman;\">\u00a0<\/span><\/strong><\/div>\n<div><strong><span style=\"font-family: Times New Roman;\">Wararka Soomaaliya ( Shabakadda Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom.com)<\/span><\/strong><\/div>\n<p><strong><span style=\"font-family: Times New Roman;\"><span style=\"font-size: x-small;\">madaxweynaha Dowladda KMG ee Soomaaliya Mudane Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa maanta Ka Duulay garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho Isagoo Ku sii Jeeday Magaalada kampala Ee Xarunta dalka Uganda<\/p>\n<p>Madaxweyne Shariif ayaa Lagu wadaa In Uu Kampala Kula Kulmo Dhigiisa dalkaasi Mr Yuweri Musafani Si ay Uga wada hadlaan Xiriirka Labada dal Iyo Sidii Dowladda Uganda ay U Lixaadin lahayd Dadaalkeeda Ku aadan la dagaalanka al Shabaab Iyo saacidaa Dowladda KMG ee Soomaaliya<\/p>\n<p>Safarka Shiikh Shariif ayaa Imaanaya Xili la hadal haya In ay Jiraan Qorshooyin Lagu Sii Xoojinaya Xiriirka Soomaaliya Iyo Uganda<\/p>\n<p><\/span><strong><span style=\"font-family: Times New Roman;\">Wararka Soomaaliya ( Shabakadda Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom.com)<\/p>\n<p><\/span><\/strong><\/p>\n<p><\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0 Wararka Soomaaliya ( Shabakadda Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom.com) madaxweynaha Dowladda KMG ee Soomaaliya Mudane Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa maanta Ka Duulay garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho Isagoo Ku sii Jeeday Magaalada kampala Ee Xarunta dalka Uganda Madaxweyne Shariif ayaa Lagu wadaa In Uu Kampala Kula Kulmo Dhigiisa dalkaasi Mr Yuweri Musafani Si ay Uga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-3931","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3931","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3931"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3931\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3939,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3931\/revisions\/3939"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3931"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3931"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3931"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}