{"id":39307,"date":"2017-08-25T21:48:19","date_gmt":"2017-08-25T18:48:19","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=39307"},"modified":"2017-08-25T21:50:41","modified_gmt":"2017-08-25T18:50:41","slug":"qaban-qaabada-gudiga-doorashada-mweynaha-hir-shabeele-oo-goor-dhaw-la-filayo-in-lagu-dhawaaqo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/08\/qaban-qaabada-gudiga-doorashada-mweynaha-hir-shabeele-oo-goor-dhaw-la-filayo-in-lagu-dhawaaqo\/","title":{"rendered":"Qaban qaabada Gudiga Doorashada M\/weynaha Hir-shabeele oo Goor dhaw la filayo in lagu dhawaaqo."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/gud-barlamanka-hirshabele-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-39308\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/gud-barlamanka-hirshabele-1.jpg\" alt=\"\" width=\"816\" height=\"459\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/gud-barlamanka-hirshabele-1.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/gud-barlamanka-hirshabele-1-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 816px) 100vw, 816px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Guddoomiiyaha baarlamaanka maamulka Hirshabeelle Cismaan Barre Maxamed ayaa sheegay in dhawaan ay soo magacaabi doonaan guddiga doorashada madaxweynaha maamulka Hirshabeella, kaddib markii baarlamaanka Hirshabeelle uu kalsoonidii kala noqday madaxweynihii maamulka Cali Cabdullaahi Cosoble.<\/p>\n<p align=\"justify\">Guddoomiiyaha ayaa sheegay in gudiga doorashada ka koobnaan doonaan sagaal xubnood oo dhamaantood laga soo xulayo baarlamaanka maamulka, waxaana la filayaa in guddigu ka shaqeeyo sidii ay u dhici laheyd doorashada iyo sharuudaha laga doonayo musharixiinta xilka madaxweynaha.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Guddiga marka laga dhawaaqo waxaa ay guda-gali doonnaan diiwaangalinta musharixiinta iyaga oo siddoo kalana jadwal u sameyn doona habka ay doorashada u dhaceyso\u2019\u2019 ayuu yiri guddoomiyaha baarlamaanka maamulka Hirshabeelle.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dowladda Soomaaliya oo go\u2019aan ka qaadatay khilaafkii soo kala dhaxgalay maamulka Hirshabeelle ayaa ku baaqday in muddo 30 cisho ah lagu soo doorto madaxweyne cusub muddadaa oo ka bilaabaneysa 14kii bishan oo ay xildhibaannadu kalsoonida kala noqdeen madaxweynaha.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39259\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39260\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39261\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-5.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-5.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-5-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-4.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39262\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiiyaha baarlamaanka maamulka Hirshabeelle Cismaan Barre Maxamed ayaa sheegay in dhawaan ay soo magacaabi doonaan guddiga doorashada madaxweynaha maamulka Hirshabeella, kaddib markii baarlamaanka Hirshabeelle uu kalsoonidii kala noqday madaxweynihii maamulka Cali Cabdullaahi Cosoble. Guddoomiiyaha ayaa sheegay in gudiga doorashada ka koobnaan doonaan sagaal xubnood oo dhamaantood laga soo xulayo baarlamaanka maamulka, waxaana la filayaa in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":39308,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-39307","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39307","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=39307"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39307\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":39310,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39307\/revisions\/39310"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/39308"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=39307"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=39307"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=39307"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}