{"id":39300,"date":"2017-08-25T21:17:17","date_gmt":"2017-08-25T18:17:17","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=39300"},"modified":"2017-08-25T21:21:46","modified_gmt":"2017-08-25T18:21:46","slug":"magaalada-tal-afar-ee-dalka-ciraaq-oo-ciidamada-ciraaqiyiintu-hareereeyeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/08\/magaalada-tal-afar-ee-dalka-ciraaq-oo-ciidamada-ciraaqiyiintu-hareereeyeen\/","title":{"rendered":"Magaalada TAL AFAR ee dalka Ciraaq oo Ciidamada Ciraaqiyiintu Hareereeyeen."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/ciidanka-ciraaq.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-39301\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/ciidanka-ciraaq.jpg\" alt=\"\" width=\"843\" height=\"474\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/ciidanka-ciraaq.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/ciidanka-ciraaq-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 843px) 100vw, 843px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Ciidamada dowladda Ciraaq ayaa si buuxda ugu hareereeysmay kooxda Daacish ee ku sugan magaalladda Tal Afar ee waqooyga dalka Ciraaq, sida dowladda ay sheegtay.<\/p>\n<p>\u201cCadowga si buuxda ayaan u hareereeynay\u201d, sidaasi waxaa warbaahinta u sheegay Ryan Dillon, oo ah afhayeenka xulufada uu hoggaamiyo Mareykanka.<\/p>\n<p>\u201cCiidamada Ciraaq ayaa dagaal culus oo ay la galeen kooxda Daacish kadib ay u suurtagashay in ay gaaraan duleedka magaalladda Tal Cafaar ee kooxdan ku xoog badantahay\u201d, sidaasi waxaa sheegay saraakiisha ciidanka.<\/p>\n<p>Magaalladan oo ka mid ah meelaha tirada yar ee ay wali ku xoog baddanyihiin kooxda Daacish ayaa waxa ay ku taallaa degmada Kifaax ee dalka Ciraaq.<\/p>\n<p>Mid ka mid ah taliyeyaasha horkacaya ciidamada Ciraaq ayaa sheegey in dagaalyahanada Daacish ay soo ridayaan madaafiic, sidoo kalana ay waddooyinka ku aaseen miinooyin.<\/p>\n<p>Ra&#8217;isulwasaaraha Ciraaq ayaa ku dhawaaqay hawlgalka lagula wareegayo Tal Cafaar maalintii axadda ahayd muddo bil uun kadib markii ciidamada ay la wareegeen magaalada Mosul oo ahayd fadhigii ugu weynaa ee Daacish.<\/p>\n<p>Ra&#8217;isulwasaare Xaydar Cabadi ayaa sheegay in la rumeysanyahay in 2,000 oo kooxaha jihaad-doonka ah ay ku jiraan magaalada iyo illaa 40,000 oo shacab ah, wuxuuna ugu baaqay Daacish &#8216;is-dhiibis ama dhimasho&#8221;.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39259\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39260\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39261\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-5.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-5.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-5-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-4.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39262\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; Ciidamada dowladda Ciraaq ayaa si buuxda ugu hareereeysmay kooxda Daacish ee ku sugan magaalladda Tal Afar ee waqooyga dalka Ciraaq, sida dowladda ay sheegtay. \u201cCadowga si buuxda ayaan u hareereeynay\u201d, sidaasi waxaa warbaahinta u sheegay Ryan Dillon, oo ah afhayeenka xulufada uu hoggaamiyo Mareykanka. \u201cCiidamada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":39301,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-39300","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39300","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=39300"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39300\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":39303,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39300\/revisions\/39303"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/39301"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=39300"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=39300"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=39300"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}