{"id":39297,"date":"2017-08-25T20:24:42","date_gmt":"2017-08-25T17:24:42","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=39297"},"modified":"2017-08-25T20:58:22","modified_gmt":"2017-08-25T17:58:22","slug":"taliye-sare-al-shabaab-ah-oo-iska-soo-dhiibey-gobolka-gedo-sida-ay-sheegen-maamulka-gobolkaasi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/08\/taliye-sare-al-shabaab-ah-oo-iska-soo-dhiibey-gobolka-gedo-sida-ay-sheegen-maamulka-gobolkaasi\/","title":{"rendered":"Taliye Sare Al-shabaab ah oo iska soo dhiibey Gobolka Gedo sida ay sheegen Maamulka Gobolkaasi."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/taliye-alshabaab.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-39298\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/taliye-alshabaab.jpg\" alt=\"\" width=\"790\" height=\"537\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/taliye-alshabaab.jpg 600w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/taliye-alshabaab-300x204.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 790px) 100vw, 790px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Guddoomiye ku-xigeenka dhanka amniga ee gobolka Gedo Cismaan Nuur Xaaji ayaa sheegay mid kamid ah Taliyeyaasha Howlgelinta Al-shabaab ee Gedo in uu isku soo dhiibay ciidanka dowladda.<\/p>\n<p>Sarkaalka isasoo dhiibay ayuu magiciisu ku sheegay Cali Xuseen.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa jiray howlgallo amniga lagu xaqiijinayo oo ay wadaan ciidanka dowladda, kuwaas oo sidoo kalena looga hortagayo falalka amni daradda ah ee mararka qaar ka dhacay Gedo\u201d. Ayuu yiri.<\/p>\n<p>Guddoomiye Cusmaan, ayaa dhanka kale cadeeyay dadka lagu soo qab qabtay howlgalada in ay hada ku jiraan xabsiyada, laguna sameynayo baaritaanno, si loo kala saaro, oo cidii dambi lehna loo xukumo.<\/p>\n<p>Kooxda Al Shabaab oo inta badan weeraro ka geysta gobolka Gedo, ayaa waxaa ay la kulmaan duqeymo diyaaradeed oo inta badan ay fuliyaan dowladdaha Kenya iyo Mareykanka.<\/p>\n<p>23-kii bishan sarkaal Al Shabaab ka tirsanaa oo magaciisa lagu sheegay Sakariye Ibraahin C\/llaahi, ayaa isku soo dhiibay ciidanka dowladda eek u sugan Gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>Sakariye, ayaa Al Shabaabka ku sugan deegaannada Bari ee gobolka Galgaduud u qaabilsanaa dhanka caafimaadka, sida dowladda ay sheegtay.<\/p>\n<p>Jeneraal Axmed Maxamed \u201cTaree Dishe\u201d oo ka mid ah saraakiisha ciidamada XDS ayaa sheegay in sarkaalka oo 19 sano jir ah uu soo galay gacanta dowladda, kaddib markii uu si iskiis ah usugu soo dhiibay ciidamada.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39259\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39260\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39261\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-5.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-5.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-5-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-4.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39262\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; Guddoomiye ku-xigeenka dhanka amniga ee gobolka Gedo Cismaan Nuur Xaaji ayaa sheegay mid kamid ah Taliyeyaasha Howlgelinta Al-shabaab ee Gedo in uu isku soo dhiibay ciidanka dowladda. Sarkaalka isasoo dhiibay ayuu magiciisu ku sheegay Cali Xuseen. \u201cWaxaa jiray howlgallo amniga lagu xaqiijinayo oo ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":39298,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-39297","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39297","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=39297"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39297\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":39299,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39297\/revisions\/39299"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/39298"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=39297"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=39297"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=39297"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}