{"id":39294,"date":"2017-08-25T20:13:18","date_gmt":"2017-08-25T17:13:18","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=39294"},"modified":"2017-08-25T20:13:41","modified_gmt":"2017-08-25T17:13:41","slug":"xilliyada-ay-baddu-kacsantahey-oo-golaha-xukuumadda-soomaaliya-ugaa-digeen-dadweynaha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/08\/xilliyada-ay-baddu-kacsantahey-oo-golaha-xukuumadda-soomaaliya-ugaa-digeen-dadweynaha\/","title":{"rendered":"Xilliyada Ay Baddu Kacsantahey oo Golaha Xukuumadda Soomaaliya ugaa Digeen Dadweynaha."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/golaha-wasiirada-som.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-39295\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/golaha-wasiirada-som.jpg\" alt=\"\" width=\"943\" height=\"490\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/golaha-wasiirada-som.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/golaha-wasiirada-som-300x156.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 943px) 100vw, 943px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya oo shalay yeeshay kulankoodii caadiga ahaa ayaa waxaa shir-guddoominayay Ra\u2019iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan Cali Kheyre.<\/p>\n<p>Shirka ayaa intii uu socday waxaa looga hadlay ansixinta Sharciga Istaatistikada, laguna qeybiyey shuruucda Dambiyada Jinsiga iyo kan Ururada Aan dowliga aheyn, isla markaasna looga hadlay arrimaha Amniga, Dastuurka, Maaliyada, waxqabadka dowladda iyo isticmaalka xeebaha dalka xiliyada ay baddu kacsantahay.<\/p>\n<p>Shacabka ayaa looga digay Xeebaha dalka xilliyada ay Baddu kacsantahay, tan oo dad badan naftooda ku waayey. Sidoo kale doomaha waxaa la faray in shaqsi walba loo xiro Jaakada dabaasha, iyo in xilliyada Baddu kacsantahay aysan rakaab qaadin.<\/p>\n<p>Go\u2019aannada ayaa markii ugu horeeysay laga soo saaray shirka Golaha Wasiiradda tan iyo markii lasoo dhisay.<\/p>\n<p>Xeebaha dalka ayaa inta badan waxaa loo dabaal doontaa maalmaha Jimcaha iyo Khamiista.\u00a0<img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/www.hiiraan.com\/images\/2017\/Aug\/2017825636392239290548612DSC00382.jpg\" alt=\"\" \/><br \/>\nBishii June ee sanadkan, Maamulka degmada Cabdicasiis ee magaalladda Muqdisho ayaa ku warramay in Xeebta Liido laga helay meydadka lix qof oo dhallinyaro ah, oo ay baddu soo tuftay.<\/p>\n<p>Guddoomiye ku xigeenka degmada Cabdicasiis, Xasan Xaaji Abuukar oo xiligaasi BBC-da u warramay ayaa sheegay in arrintan ay sababtay badda oo kacsan iyo dad badan oo aan dabbaal aqoon oo xeebta tagay maalmihii ciidda.<\/p>\n<p>\u201cMarkii aan tagnay oo aan meydadka soo qaadnay haddana saacado kaddib ayaa nalagu soo wargaliyey \u00a0in labo qof oo meyd ah ay soo tuftay haddana muddo markii saacado laga joogay ayey badda soo tuftay\u201dayuu yiri guddoomiye ku xigeenka degmada.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39259\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39260\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39261\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-5.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-5.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-5-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-4.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39262\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya oo shalay yeeshay kulankoodii caadiga ahaa ayaa waxaa shir-guddoominayay Ra\u2019iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan Cali Kheyre. Shirka ayaa intii uu socday waxaa looga hadlay ansixinta Sharciga Istaatistikada, laguna qeybiyey shuruucda Dambiyada Jinsiga iyo kan Ururada Aan dowliga aheyn, isla [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":39295,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-39294","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39294","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=39294"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39294\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":39296,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39294\/revisions\/39296"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/39295"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=39294"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=39294"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=39294"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}