{"id":39288,"date":"2017-08-25T19:50:40","date_gmt":"2017-08-25T16:50:40","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=39288"},"modified":"2017-08-25T22:41:24","modified_gmt":"2017-08-25T19:41:24","slug":"saldhig-ciidamada-dawladu-ku-lahaayeen-gshhoose-oo-xaley-al-shabaab-weerareen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/08\/saldhig-ciidamada-dawladu-ku-lahaayeen-gshhoose-oo-xaley-al-shabaab-weerareen\/","title":{"rendered":"Saldhig Ciidamada Dawladu ku lahaayeen G\/sh\/Hoose oo Xaley AL-shabaab Weerareen."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/alshabaab1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-39289\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/alshabaab1.jpg\" alt=\"\" width=\"918\" height=\"516\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/alshabaab1.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/alshabaab1-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 918px) 100vw, 918px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Dagaalyahanno ka tirsan Al Shabaab ayaa xalay weerar ballaaran ku qaaday fariisin ciidamada dowladda ay ku leeyihiin degaanka Qaansheeg oo ku yaalla duleedka degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha Dhexe, sidad dadka deegaanka ay sheegeen.<\/p>\n<p>Al shabaab ayaa dhankooda sheegtay in weerarka ay ku dileen saddex askari, balse ma jirto war ka madax banaan oo xaqiijinaya tiradaasi.<\/p>\n<p>Saraakiisha Ciidamada Dowladda Federaalka ee ku sugan Shabeellaha Dhexe ayaa dhankooda sheegay in ay iska difaaceen raggii weerarka soo qaaday, oo aanay jirin wax khasaare ah oo dhankooda soo gaaray.<\/p>\n<p>Xaaladda degaanka Qaansheeg oo weerarka uu ka dhacay ayaa saakay deggan, Ciidamada Dowladda Federaalka ayaana halkaasi ka wada Howlgallo amni xaqiijin ah.<\/p>\n<p>\u201cSaaka ma jiraan wax dagaallo ah ama rasaas la maqlayo balse saaka cabsi xooggan ayaan ku waabariisanay. Dagaalkii xalay aad ayuu u cuslaa\u201d, mid kamid ah dadka deegaanka ayaa sidaasi u sheegay Warbaahinta.<\/p>\n<p>Al Shabaab ayaa inta badan weerarada gaadmada ee noocaan oo kale ah ku qaada fariisimaha ciidamada dowladda ay ku leeyihiin deegaannada koonfurta Soomaaliya.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39259\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39260\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39261\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-5.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-5.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-5-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-4.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39262\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; Dagaalyahanno ka tirsan Al Shabaab ayaa xalay weerar ballaaran ku qaaday fariisin ciidamada dowladda ay ku leeyihiin degaanka Qaansheeg oo ku yaalla duleedka degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha Dhexe, sidad dadka deegaanka ay sheegeen. Al shabaab ayaa dhankooda sheegtay in weerarka ay ku dileen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":39289,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-39288","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39288","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=39288"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39288\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":39290,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39288\/revisions\/39290"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/39289"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=39288"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=39288"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=39288"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}