{"id":39281,"date":"2017-08-25T00:29:56","date_gmt":"2017-08-24T21:29:56","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=39281"},"modified":"2017-08-25T00:32:10","modified_gmt":"2017-08-24T21:32:10","slug":"madaxda-dawladda-soomaaliya-oo-kulan-la-qaatey-kaaliyaha-xoghayaha-guud-ee-q-midoobey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/08\/madaxda-dawladda-soomaaliya-oo-kulan-la-qaatey-kaaliyaha-xoghayaha-guud-ee-q-midoobey\/","title":{"rendered":"Madaxda Dawladda Soomaaliya oo kulan la Qaatey Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Q.Midoobey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/kaaliyha-xog-qm.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-39282\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/kaaliyha-xog-qm.jpg\" alt=\"\" width=\"798\" height=\"531\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/kaaliyha-xog-qm.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/kaaliyha-xog-qm-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 798px) 100vw, 798px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo ra\u2019iisal wasaare Xassan Cali Kheyre ayaa kulan la yeeshay ku-xigeenka xog-hayaha QM ee dhinaca siyaasada Jeffrey D. Feltman oo maanta Muqdisho.<\/p>\n<p align=\"justify\">Kulanka mas\u2019uuliyiinta sare ee dowladda iyo Jeffrey D Feltman waxaa looga hadlay xaalada Soomaaliya dhinacyada siyaasada, amniga, dhaqaalaha, dastuurka, iyo xiriirka dowlad gobolleedyada iyo dowladda dhexe.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cSoomaaliya waxey ku tallaabsaneysaa horumar ballaaran oo laga sameynayo dhinaca siyaasadda iyo amniga iyo dhismaha mustaqbal wanaagsan oo horseedaya dib-u-soo kabashada dalka, waxaaa hubaal ah in aan ka mira-dhalin doonno barnaamijyada la xiriira dhismaha Soomaaliya xoog leh oo sharcigu sareeyo\u2019\u2019 ayuu yiri ra\u2019iisal wasaare Kheyre.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u00a0<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" id=\"imageuploader1_Image1\" src=\"https:\/\/www.hiiraan.com\/images\/2017\/Aug\/2017824636391609278410924kulan-1-2-640x427.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"427\" \/><\/p>\n<p align=\"justify\">Jeffrey D. Feltman ayaa sheegay in uu ku faraxsan yahay kulanka uu la qaatay mas\u2019uuliyiinta sare ee dowladda federaalka Soomaaliya, isaga oo sheegay in uu soo dhaweynayo dhinaca kale hormarka muuqada ee waqtigan Soomaaliya ka jira.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Waxaa Soomaaliya kala shaqeyn doonnaa gaarida doorasho madax-banaan oo xor ah sanadka 2020ka, dib-u-eegista dastuurka, arimaha federalka, iyo siddii caalamku Soomaaliya u siin lahaa taageero buuxda\u2019\u2019ayuu yiri Jeffrey D Feltman.<\/p>\n<p align=\"justify\">Kulanka ayaa waxaa goob-joog ka ahaa wasiiru-dawlaha xafiiska ra\u2019iisul wasaaraha iyo Wakiilka Xog-hayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39259\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39260\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39261\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-5.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-5.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-5-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-4.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39262\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo ra\u2019iisal wasaare Xassan Cali Kheyre ayaa kulan la yeeshay ku-xigeenka xog-hayaha QM ee dhinaca siyaasada Jeffrey D. Feltman oo maanta Muqdisho. Kulanka mas\u2019uuliyiinta sare ee dowladda iyo Jeffrey D Feltman waxaa looga hadlay xaalada Soomaaliya dhinacyada siyaasada, amniga, dhaqaalaha, dastuurka, iyo xiriirka dowlad gobolleedyada iyo dowladda dhexe. \u201cSoomaaliya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":39282,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-39281","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39281","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=39281"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39281\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":39286,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39281\/revisions\/39286"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/39282"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=39281"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=39281"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=39281"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}