{"id":39258,"date":"2017-08-24T21:38:10","date_gmt":"2017-08-24T18:38:10","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=39258"},"modified":"2017-08-24T22:38:23","modified_gmt":"2017-08-24T19:38:23","slug":"dalka-suudaan-oo-laga-helay-meydka-safiirkii-ruushka-ee-dalkaasiyaa-loo-aaneeyey-dilkiisa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/08\/dalka-suudaan-oo-laga-helay-meydka-safiirkii-ruushka-ee-dalkaasiyaa-loo-aaneeyey-dilkiisa\/","title":{"rendered":"Dalka Suudaan oo laga helay Meydka Safiirkii Ruushka ee Dalkaasi\/yaa loo aaneeyey Dilkiisa?,"},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/safiir-ruush-sudan.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-39263\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/safiir-ruush-sudan.jpg\" alt=\"\" width=\"874\" height=\"491\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/safiir-ruush-sudan.jpg 650w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/safiir-ruush-sudan-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 874px) 100vw, 874px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Safiirkii Ruushka ee dalka Suudan Mirgayas Shirinskiy ayaa meydkiis laga helay barkada dabaasha ee qolkiisa magaalada Khartuum ee dalka Suudaan maalintii Arbacada shalay, sida ay sheegeen saraakiisha booliiska.<\/p>\n<p align=\"justify\">Saraakiisha ayaa sheegay in markii ay arkeen arintan si deg deg ah goobta u soo gaareen dhaqaatiir caafimaad, kuwaa oo baaritaanno ku sameeyay jirka meydka safiirka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Shirinskiy, 62 sano jir ahaa ayaa la sheegay in uu qabay cudurka dhiig karka iyo cuduro kale oo iska caadi ah oo laga yaabo in uu u geeriyooday.<\/p>\n<p align=\"justify\">December sanadkii hore ayeey aheyd markii qof hubeysan uu toogasho ku dilay safiirkii Ruushka ee dalka Turkiga xili uu khudbad ka jeedinayay munaasabad farshaxan, iyadoo qofka toogashada geystay oo ahaa nin dhalinyarro ah ku dhawaaqayay erayo ay ka mid ahaayeen \u2018\u2019 Ma hilmaami doonno xasuuqa Aleppo iyo ma hilmaami doono Syria.\u2019\u2019<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasaaradda Arrimaha dibadda Sudan ayaa ka tacsiyadeysay geerida Safiirka, waxaana ay ku bogaadisay dadaalkiisa diblomaasiyadeed.<\/p>\n<p align=\"justify\">warso2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39259\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39260\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39261\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-5.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-5.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-5-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-4.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39262\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Safiirkii Ruushka ee dalka Suudan Mirgayas Shirinskiy ayaa meydkiis laga helay barkada dabaasha ee qolkiisa magaalada Khartuum ee dalka Suudaan maalintii Arbacada shalay, sida ay sheegeen saraakiisha booliiska. Saraakiisha ayaa sheegay in markii ay arkeen arintan si deg deg ah goobta u soo gaareen dhaqaatiir caafimaad, kuwaa oo baaritaanno ku sameeyay jirka meydka safiirka. Shirinskiy, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":39263,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-39258","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39258","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=39258"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39258\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":39265,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39258\/revisions\/39265"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/39263"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=39258"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=39258"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=39258"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}