{"id":39252,"date":"2017-08-24T21:15:20","date_gmt":"2017-08-24T18:15:20","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=39252"},"modified":"2017-08-24T21:17:01","modified_gmt":"2017-08-24T18:17:01","slug":"magaalada-bristol-ee-dalka-ingiriiska-oo-aabe-soomaaliyeed-xabsiga-la-dhigey-kadib","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/08\/magaalada-bristol-ee-dalka-ingiriiska-oo-aabe-soomaaliyeed-xabsiga-la-dhigey-kadib\/","title":{"rendered":"Magaalada Bristol ee Dalka Ingiriiska oo Aabe Soomaaliyeed Xabsiga la dhigey kadib!."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hooyo-soomaliyed.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-39253\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hooyo-soomaliyed.jpg\" alt=\"\" width=\"847\" height=\"476\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hooyo-soomaliyed.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hooyo-soomaliyed-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 847px) 100vw, 847px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Hooyo soomaaliyeed oo 27-jir ah ayaa isniintii lasoo dhaafay lagu dilay magaalladda Bristol ee dalka Britain, kadib marki uu toorreeyay seygeeda oo lagu magacaabo Aden Dahir.<\/p>\n<p>\u201cGabadha waxaa kutaalay laba tooreey, mid dhinaca bidix ah iyo mid kale oo dhinaca midig kaga taalay, balse mindidii kaga taallay dhinaca midig ayeey u geeryootay\u201d, sida ay sheegtay Ayaan Cabdulaahi Macalin oo ku sugan magaalladda Bristol, qaraabo dhowna ay yihiin marxuumad Aasiya Cumar iyo odaygeedii Aden Daahir.<\/p>\n<p>Aasiya Cumar oo aheyd hooyo Soomaaliyeed oo dhalinyara ah, ayaa waxaa ay ifka kaga tagtay wiil 8 jir ah iyo gabar 4 jir ah.<\/p>\n<p>Booliska Magaalladda Bristol ayaa xabsiga dhigay gacan ku dhiiglaha, waxaana ay weydiinayaa su&#8217;aallo ku saabsan dilka Aasiya.<\/p>\n<p>Lamaanaha ay qadarta ku dhacday, ayaana la sheegin khilaaf xooggan oo ka dhex toognaa, balse waxaa saacad ka hore dilka la cadeeyay in uu jiray buuq yar oo aan sidaasi u saameyn badneyd.<\/p>\n<p>Soomaalidda ku nool magaalladda Bristol ee dalka Britain, ayaa sheegay in ay ka naxeen dhibka gaaray hooyo Aasiya Cumar, waxaana Allah ay uga baryeen in janadii fardowsa uu ka waraabiyo.<\/p>\n<p>Dhinaca kale 2015-kii Nin Soomaali ah ayaa dalka Norway ku dilay xaaskiisa, kadibna booliska isku dhiibay. 6 caruur ah oo uu ninkani dhalay ayaa la sheegayaa inay la wareegtay dowladda Norway. Dilkan oo ka dhacay meel ka baxsan magaalladda Oslo ayaa argagax ku reebay Soomaalida halkaasi dagan.<\/p>\n<p>Dhibaatooyinka ka dhex dhaca lamaanayaasha qurba \u2013joogta ah ayaa natiiyadooda inta badan waxaa ay ku dhimaataa falal naxdin leh, sida in la is toorreeyo<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39097\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39098\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39099\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-4.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-4.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-4-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39100\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-3.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; Hooyo soomaaliyeed oo 27-jir ah ayaa isniintii lasoo dhaafay lagu dilay magaalladda Bristol ee dalka Britain, kadib marki uu toorreeyay seygeeda oo lagu magacaabo Aden Dahir. \u201cGabadha waxaa kutaalay laba tooreey, mid dhinaca bidix ah iyo mid kale oo dhinaca midig kaga taalay, balse mindidii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":39253,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-39252","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39252","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=39252"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39252\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":39254,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39252\/revisions\/39254"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/39253"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=39252"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=39252"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=39252"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}