{"id":39246,"date":"2017-08-24T20:46:34","date_gmt":"2017-08-24T17:46:34","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=39246"},"modified":"2017-08-24T20:51:55","modified_gmt":"2017-08-24T17:51:55","slug":"dawladda-masar-oo-12-qof-u-xir-xirtey-ka-ganacsiga-jirka-biniaadamka-iyo-xubnaha-uurkujirta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/08\/dawladda-masar-oo-12-qof-u-xir-xirtey-ka-ganacsiga-jirka-biniaadamka-iyo-xubnaha-uurkujirta\/","title":{"rendered":"Dawladda Masar oo 12 qof u xir xirtey ka Ganacsiga Jirka Bini&#8217;aadamka iyo Xubnaha uurkujirta."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/masar-ganacsiga-jirka-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-39249\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/masar-ganacsiga-jirka-1.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"478\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/masar-ganacsiga-jirka-1.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/masar-ganacsiga-jirka-1-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Dowladda Masar ayaa xabsiga dhigtay 12 qof oo looga shakisan yahay in ay ku lug lahaayeen ka ganacsiga xubnaha jirka bani&#8217;aadamka, sida warbaahinta dalkaasi ay sheegeen.<\/p>\n<p>Booliska ayaa sheegay in baaritaanno xooggan ay ku hayeen dadka lasoo qabtay.<\/p>\n<p>\u201c12-ka qof waxaa kamid ah dhakhaatiir iyo kalkaaliyeyaal caafimaad, waxaana laga qabtay xarun caafimaad oo ku taalla magaalladda Qaahira\u201d, sidaasi waxaa yiri sarkaal Police.<\/p>\n<p>Wasaaradda arrimaha gudaha ee dalkaasi ayaa waxa ay sheegtay in dadkaasi la xiray ay qayb ka ahaayeen shabakad dambiilayaal ah oo aad u ballaaran.<\/p>\n<p>Dadkan ayaa lagu eedeynayaa in ay kelliyaha iyo xubnaha kale ee muhiimka ah ka bixinayeen dadka saboolka ah oo ay ku jiraan muhaajiriinta.<\/p>\n<p>Xubnahaasi bani&#8217;aadamka ayaa la sheegayaa in loo gelinayay dadka hodanka ah ee reer Masar iyo ajaanibta kale ee u baahan.<\/p>\n<p>Wal-wal xooggan ayaa soo wajahay dad badan oo ku nool dhulalka fog-fog ee dalkaasi, maadaama la sheegay in dadka la dhibaateeyo intooda badan laga keeno deegaannadaasi.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa la sheegay in dhakhaatiir iyo kalkaaliyeyaal caafimaad ay dadka suuxin jireen si ay uga saaraan xubnaha muhiimka ah.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39097\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39098\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39099\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-4.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-4.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-4-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39100\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-3.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; Dowladda Masar ayaa xabsiga dhigtay 12 qof oo looga shakisan yahay in ay ku lug lahaayeen ka ganacsiga xubnaha jirka bani&#8217;aadamka, sida warbaahinta dalkaasi ay sheegeen. Booliska ayaa sheegay in baaritaanno xooggan ay ku hayeen dadka lasoo qabtay. \u201c12-ka qof waxaa kamid ah dhakhaatiir iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":39247,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-39246","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39246","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=39246"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39246\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":39250,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39246\/revisions\/39250"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/39247"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=39246"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=39246"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=39246"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}