{"id":39213,"date":"2017-08-22T23:19:42","date_gmt":"2017-08-22T20:19:42","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=39213"},"modified":"2017-08-22T23:26:17","modified_gmt":"2017-08-22T20:26:17","slug":"dagaal-yahanada-al-shabaab-oo-xaley-weerar-ku-qaadey-deegaan-ka-tirsan-dalka-kenya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/08\/dagaal-yahanada-al-shabaab-oo-xaley-weerar-ku-qaadey-deegaan-ka-tirsan-dalka-kenya\/","title":{"rendered":"Dagaal yahanada Al-shabaab oo Xaley Weerar ku qaadey Deegaan ka tirsan Dalka Kenya."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/alshabaab-mandhera-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-39214\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/alshabaab-mandhera-1.jpg\" alt=\"\" width=\"759\" height=\"425\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/alshabaab-mandhera-1.jpg 600w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/alshabaab-mandhera-1-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 759px) 100vw, 759px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Golaha abwaannada Somaliland ee Mus-danbeed oo isku dayey inay xaliyaan muranka ka taagan golaha Wakiiladda ayaa sheegay inuu Baashe Maxamed Faarax gudoomiyaha golaha Wakiiladda oo ka mid ah labadda garab ee golaha isku hayaa diiday in arinkoodda la dhexgallo oo wada hadal lagu dhameeyo muranka golaha ka taagan.<\/p>\n<p align=\"justify\">golaha Abwaanada Somaliland ayaa sheegay in garabka Cabdiraxmaan Talyanle ogol yahay in wada hadal lagu dhameeyo khilaafkooda balse uu si toos ah u diiday in la dhexgalo garabka Baashe Maxamed Faarax oo diiday inay la kulmeen goluhu.<\/p>\n<p align=\"justify\">Golaha Abwaanada Somaliland ee Musdambeed oo ay u hadleen Abwaanada Maxamed Aadan Dacar,Abwaan Xasan Xaaji Cabdilaahi Xasan Genay,Fannaan Cumar Xasan Rooraaye, Abwaan Cabdi Aadan Xayd Cabdiqays, Abwaan Muuse Cali Faruur, Abwaan Maxamed Maxamuud Yaasin Dheeg iyo Afhayeenka ururka Mus-dambeed ee golaha Abwaannada Wariye Maxamed Xasan Cali Waji, waxaa ay xuseen in arrintii ay wadeen ee muranka golaha ka dhalisay uu si toos ah u diidan yahay in xal laga gaadho Baashe Maxamed Faarax.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cTodoba cisho iyo in ka badan ayaanu hawsha muranka dhalisay ee golaha wakiilada ku jirnay, mudo 4-cisho ah ayaanu isku dayaynay inaanu la kulano cidii ay khuseyso arrintaasi, waxaanu wadney waxaa ay aheyd sulux iyo dhex-dhexaadin iyo talo aanu weydnay waxaananu wax qaban karnaa marka nala maqlo, hadii nala maqli waayo waxba ma qaban karo\u201dayuu yidhi Maxamed Xasan Cali Weji.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cAnagu cidkasta waanu iskala weynahay, waayo anagu godob ma qabno cid maanan dhicin oo cid waxba kamaanan qaadin xafiis manihin oo rag wax doonaya ma nihin, cidkastana anaga ayaa ka awood badan godob la\u2019aan ayaanu meeshanu doono Hargeysa ku marnaa 70 iyo saayidna waan jiraa sharafta Ilaaheyna siiyay ayaanu huwanahay qofba waxbuu u noolye anaga cidi waxba nama siiso hungurina uma noolin\u201dAyuu yidhi abwaan Maxamed Aadan Dacar.<\/p>\n<p align=\"justify\">Golaha Abwaanadda ayaa saddex bilood ka hor goob kaliya iskugu keenay saddexda gudoomiye ee xisbiyada, waxaanay ka dalbadeen inay ololaha iyo doorashadda si wanaagsan oo asluubaysan ku galaan oo aan bulshadda buuq iyo dhibaatooyin u horseedin.<\/p>\n<p align=\"justify\">Arrintan ayaa noqonaysa markii ugu horaysay ee garabyo ay dhex dhexaadinayeen garab ka mid ah uu diido inay la kulmaan.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39097\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39098\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39099\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-4.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-4.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-4-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39100\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-3.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Golaha abwaannada Somaliland ee Mus-danbeed oo isku dayey inay xaliyaan muranka ka taagan golaha Wakiiladda ayaa sheegay inuu Baashe Maxamed Faarax gudoomiyaha golaha Wakiiladda oo ka mid ah labadda garab ee golaha isku hayaa diiday in arinkoodda la dhexgallo oo wada hadal lagu dhameeyo muranka golaha ka taagan. golaha Abwaanada Somaliland ayaa sheegay in garabka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":39214,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-39213","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39213","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=39213"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39213\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":39218,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39213\/revisions\/39218"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/39214"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=39213"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=39213"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=39213"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}