{"id":39203,"date":"2017-08-22T21:42:41","date_gmt":"2017-08-22T18:42:41","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=39203"},"modified":"2017-08-22T21:48:38","modified_gmt":"2017-08-22T18:48:38","slug":"jaaliyadda-soomaalida-ee-dalka-masar-oo-madaxweyne-farmaajo-kulan-la-yeeshey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/08\/jaaliyadda-soomaalida-ee-dalka-masar-oo-madaxweyne-farmaajo-kulan-la-yeeshey\/","title":{"rendered":"Jaaliyadda Soomaalida ee Dalka Masar oo Madaxweyne Farmaajo Kulan la yeeshey."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/j-som-masar.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-39204\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/j-som-masar.jpg\" alt=\"\" width=\"822\" height=\"462\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/j-som-masar.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/j-som-masar-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 822px) 100vw, 822px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Max\u2019ed C\/llaahi Farmaajo, ayaa xalay la kulmay jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka Masar.<\/p>\n<p>Farmaajo, ayaa jaaliyadda kula kulmay xarunta Jaamacadda Al-Azhar ee magaallaadda Qaahira, halkaasi oo lagu qabtay munaasabad ballaaran oo lagu soo dhaweynayay Madaxweynaha iyo wefdigiisa.<\/p>\n<p>Munaasabadda soo dhoweynta waxaa ka qeyb-galay safiirka Soomaaliya ee dalka Masar, Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Dr C\/qaasim Salaad Xasan, Wasiiro ku wehliyay safarka Madaxweynaha\u00a0iyo jaaliyadda Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Soomaaliya\u00a0Mudane Max\u2019ed C\/llaahi Farmaajo, ayaa halkaasi ka jeediyay khudbad dheer, wuxuuna Madaxweynaha Soomaaliya uu uga mahadceliyay Dowladda Masar sida wanaagsan oo ay u soo dhaweysay iyo jaaliyadda Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Md. Farmaajo, ayaa kula dardaarmay jaaliyadda Soomaaliyeed iney kaalin ka qaataan horumarka dowladnimo ee ka socoda dalkooda hooyo, isagoona bogaadiyay dadaalkoodi horumarineed.<\/p>\n<p>Dhinaca kale Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, kulanka jaaliyadda ka hore waxaa uu kulan la qaatay dhigiisa dalkaas CabdiFitax Al-Siisi, iyaga oo ka wada hadlay xiriirka labada dowladood.<\/p>\n<p>Madaxweyne Al-Sisi, ayaa ku soo dhaweeyay dhigiisa Soomaaliya Qasriga madaxtooyada Al-Itixaadiya ee magaalladda Qaahira, halkaasoo ay kuwa qaateen kulan gaar ah, oo lagu lafa-guray intiisa badan xiriirka labada dowladood iyo sidii loo soo xoojin lahaa.<\/p>\n<p>Gaar ahaan mdaxweyne Farmaajo ayaa kala hadlay madaxweynaha uu la kulmay in shirkada Egypt Air ay duullimaadyo toos ah ka bilowdo Muqdisho iyo Qaahira. Sidoo kale waxaa ay ka wadda hadleen in dal ku galka loo fududeeyo gaar ahaan dadka ku safraya Baasaboorada Shaqaalaha iyo Diblomaasiga, in dowladda Masar ay ka hirgaliso Soomaaliya xarun lagu tababaro Diblomaasiyiinta iyo in la kordhiyo deeqaha waxbarasho ee dowladda Masar ay siiso Ardeyda Soomaaliya.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39097\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39098\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39099\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-4.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-4.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-4-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39100\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-3.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Max\u2019ed C\/llaahi Farmaajo, ayaa xalay la kulmay jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka Masar. Farmaajo, ayaa jaaliyadda kula kulmay xarunta Jaamacadda Al-Azhar ee magaallaadda Qaahira, halkaasi oo lagu qabtay munaasabad ballaaran oo lagu soo dhaweynayay Madaxweynaha iyo wefdigiisa. Munaasabadda soo dhoweynta waxaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":39204,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-39203","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39203","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=39203"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39203\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":39205,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39203\/revisions\/39205"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/39204"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=39203"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=39203"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=39203"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}