{"id":39180,"date":"2017-08-22T00:38:07","date_gmt":"2017-08-21T21:38:07","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=39180"},"modified":"2017-08-22T00:38:29","modified_gmt":"2017-08-21T21:38:29","slug":"xeerka-isgaarsiinta-soomaaliya-oo-xildhibaanada-aqalka-sare-meelmariyeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/08\/xeerka-isgaarsiinta-soomaaliya-oo-xildhibaanada-aqalka-sare-meelmariyeen\/","title":{"rendered":"Xeerka Isgaarsiinta Soomaaliya oo Xildhibaanada Aqalka sare Meelmariyeen."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">\u00a0<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/xildh-aqalka-sare.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-39181\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/xildh-aqalka-sare.jpg\" alt=\"\" width=\"736\" height=\"485\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/xildh-aqalka-sare.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/xildh-aqalka-sare-300x198.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 736px) 100vw, 736px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Xildhibaanada Aqalka sare ee Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay sharciga Isgaarsiinta dalka, kaa soo horay u meel mariyeen xildhibaannada gollaha shacabka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Eng. Cabdi Canshuur Xasan ayaa Sabtidii hor-geeyay Aqalka sare Sharciga Isgaarsiinta dalka, waxaana labadii cisho ee la soo dhaafay ay ka doodayeen sharciga.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa fadhigii maanta soo xaadiray 40 mudane kuwaa oo 39 ay ogolaadeen sharcigan ay soo diyaarisay wasaarada Boostada iyo Isgaarsiinta.<\/p>\n<p align=\"justify\">Guddoomiyaha golaha Aqalka sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa ku dhawaaqay in sharcigan uu yahay ansax.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Farmaajo ayaa ansixinaya sharcigan, sii uu dhaqan- gal u noqdo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waa markii ugu horeysay oo xildhibaannada Aqalka sare la horkeeno sharci ay horay u meel mariyeen xildhibaannada gollaha shacabka tan iyo markii sanadkii hore la dhisay.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39097\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39098\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39099\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-4.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-4.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-4-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39100\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-3.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0 Xildhibaanada Aqalka sare ee Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay sharciga Isgaarsiinta dalka, kaa soo horay u meel mariyeen xildhibaannada gollaha shacabka. Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Eng. Cabdi Canshuur Xasan ayaa Sabtidii hor-geeyay Aqalka sare Sharciga Isgaarsiinta dalka, waxaana labadii cisho ee la soo dhaafay ay ka doodayeen sharciga. Waxaa fadhigii maanta soo xaadiray 40 mudane [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":39181,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-39180","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39180","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=39180"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39180\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":39183,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39180\/revisions\/39183"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/39181"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=39180"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=39180"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=39180"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}