{"id":39176,"date":"2017-08-22T00:27:54","date_gmt":"2017-08-21T21:27:54","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=39176"},"modified":"2017-08-22T00:29:36","modified_gmt":"2017-08-21T21:29:36","slug":"galmudug-barlamaankeeda-oo-ka-hor-yimid-goaan-uu-doonayey-mweyne-xaaf","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/08\/galmudug-barlamaankeeda-oo-ka-hor-yimid-goaan-uu-doonayey-mweyne-xaaf\/","title":{"rendered":"Galmudug Barlamaankeeda oo ka Hor yimid Go&#8217;aan uu Doonayey M\/weyne XAAF."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/xaaf.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-39177\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/xaaf.jpg\" alt=\"\" width=\"834\" height=\"469\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/xaaf.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/xaaf-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 834px) 100vw, 834px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Xildhibaannada maamulka gobolleedka Galmudug ayaa intooda badan siweyn uga hor yimid go\u2019aan uu qaatay madaxweyne Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo u sheegay baarlamaanka in uusan soo magacaabis doonin gole wasiiro cusub, laakiin uu dib u soo celin doono kuwii hore ee maamulkii Cabdikariin Xusseen Guulleed.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xildhibaannada ayaa sheegay in arintaasi tahay mid aan la aqbali karin, islamarkaana madaxweynaha looga fadhiyo in uu soo magacaabo gole wasiiro cusub.<\/p>\n<p align=\"justify\">Duraan Cali Jaamac oo ka mid ah xildhibaannada baarlamaanka Galmudug oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in ay madaxweynaha ka diiden go\u2019aanka uu ka qaatay soo magacaabista golaha wasiirada, waxaana uu intaa ku daray in ay ka doonayaan gole wasiiro cusub.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Waxaa loo baahan yahay in Galmudug isbadal dhinaca maamulka uu ka dhaco, in badan oo xildhibaannada ah waxaa ay qabaan in go\u2019aanka madaxweynaha uusan sax aheyn, loona baahan yahay gole wasiiro cusub\u2019\u2019 ayuu yiri xildhibaanka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Bishii May ee sanadkan ayaa loo doortay Axmed Ducaale Geelle Xaaf madaxweynaha Galmudug tan iyo wixii waqtigaa ka danbeeyayna ma uusan soo magacaabin golle wasiiro cusub, waxaana sii shaqeynaya gollihii wasiirada maamulkii Cabdikariin Xusseen Guulleed.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39097\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39098\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39099\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-4.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-4.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-4-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39100\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-3.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaannada maamulka gobolleedka Galmudug ayaa intooda badan siweyn uga hor yimid go\u2019aan uu qaatay madaxweyne Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo u sheegay baarlamaanka in uusan soo magacaabis doonin gole wasiiro cusub, laakiin uu dib u soo celin doono kuwii hore ee maamulkii Cabdikariin Xusseen Guulleed. Xildhibaannada ayaa sheegay in arintaasi tahay mid aan la aqbali [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":39177,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-39176","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39176","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=39176"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39176\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":39179,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39176\/revisions\/39179"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/39177"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=39176"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=39176"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=39176"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}