{"id":39162,"date":"2017-08-21T22:39:06","date_gmt":"2017-08-21T19:39:06","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=39162"},"modified":"2017-08-21T22:40:38","modified_gmt":"2017-08-21T19:40:38","slug":"dagaal-u-dhaxeeya-ciidamada-dawladda-iyo-al-shabaab-oo-ka-dhacey-degmada-afgooye","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/08\/dagaal-u-dhaxeeya-ciidamada-dawladda-iyo-al-shabaab-oo-ka-dhacey-degmada-afgooye\/","title":{"rendered":"Dagaal u Dhaxeeya Ciidamada Dawladda iyo Al-shabaab oo ka dhacey Degmada Afgooye."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/afgooye.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-39163\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/afgooye.jpg\" alt=\"\" width=\"874\" height=\"478\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/afgooye.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/afgooye-300x164.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 874px) 100vw, 874px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Kooxda Al Shabaab ayaa xalay weerar gaadma ah ka geystay xaafaddo kamid ah degmadda Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose.<\/p>\n<p>Weerarka ayaa waxaa uu ka dhacay xaafaddaha Siigaale iyo Ceel-qode, halkaasi oo dagaalka xoogiisa uu ka dhacay, sida dadka deegaanka ay sheegeen.<\/p>\n<p>Dagaalka waxaa uu u dhaxeeyay ciidamada dowladda ee ku sugan degmadda iyo dagaalyahanno tira ah oo ka tirsanaa Al Shabaab.<\/p>\n<p>Dagaalka ayaa waxaa la sheegay in la iskugu adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan, waxaana dadka deegaanka ay sheegeen in weerarka uu kasoo bilowday dhanka Wabiga.<\/p>\n<p>Lama ogga khasaaraha ka dhashay dagaalka, mana jiraan war kasoo baxay maamulka degmadda.<\/p>\n<p>Dhinaca kale Maamulka Gobolka Shabeellaha Hoose, ayaa shalay sheegay in ay howlgallo ka dhan ah Al Shabaab ay ka waddaan guud ahaan deegaannada hoos yimaada Gobolka.<\/p>\n<p>Howlgallada ayaa si xooggan waxaa ay uga socdaan deegaanno katirsan gobolka Sh\/Hoose, oo ay ciidanka dowladda iyo kuwo cadaan ah ay kala wareegeen Al Shabaab.<\/p>\n<p>Dadka deegaanka ayaa sheegay in ciidamada ay baarayaan guryaha, dadkana ay weydiinayaa su\u2019aallo.<\/p>\n<p>&#8220;Deegannada lagala wareegay Al-shabaa, waxaa loo sameyn doonaan maamullo, maadaama ay yihiin deegaanno Istiraatiiji ah\u201d sidaasi waxaa warbaahinta u sheegay Guddoomiye ku-xigeenka maamulka gobolka Sh\/Hoose C\/fitaax Xaaji Cabdulle.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39097\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39098\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39099\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-4.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-4.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-4-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39100\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-3.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; Kooxda Al Shabaab ayaa xalay weerar gaadma ah ka geystay xaafaddo kamid ah degmadda Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Weerarka ayaa waxaa uu ka dhacay xaafaddaha Siigaale iyo Ceel-qode, halkaasi oo dagaalka xoogiisa uu ka dhacay, sida dadka deegaanka ay sheegeen. Dagaalka waxaa uu u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":39163,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-39162","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39162","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=39162"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39162\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":39164,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39162\/revisions\/39164"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/39163"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=39162"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=39162"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=39162"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}