{"id":39159,"date":"2017-08-21T21:54:21","date_gmt":"2017-08-21T18:54:21","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=39159"},"modified":"2017-08-21T21:57:23","modified_gmt":"2017-08-21T18:57:23","slug":"xarakada-al-shabaab-oo-qiratey-in-waaligii-gobolka-banaadir-sheekh-cali-jabal-uu-mareykanku-duqeyn-ku-diley","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/08\/xarakada-al-shabaab-oo-qiratey-in-waaligii-gobolka-banaadir-sheekh-cali-jabal-uu-mareykanku-duqeyn-ku-diley\/","title":{"rendered":"Xarakada Al-shabaab oo Qiratey in Waaligii Gobolka Banaadir Sheekh Cali Jabal uu Mareykanku Duqeyn ku diley."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/cali-jabal1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-39160\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/cali-jabal1.jpg\" alt=\"\" width=\"731\" height=\"424\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/cali-jabal1.jpg 519w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/cali-jabal1-300x174.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 731px) 100vw, 731px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Al Shabaab ayaa markii ugu horeysay xaqiijisay in duqeyn diyaaradeed lagu dilay Guddoomiyihii Al-Shabaab u qaabilsanaa Gobolka Banaadir \u201cCali Jabal\u201d.<\/p>\n<p>Sidoo kale kooxda ayaa sheegtay in gaarigiisa waxyeello ay kasoo gaareen duqeyntii dhacday 30-ka bishii hore.<\/p>\n<p>Kooxda Al Shabaab, ayaa bayaan ku qornaa Luuqada Carabiga ku xaqiijiyay geerida Cali Jabal, Bayaankan waxaa ciwaan looga dhigay &#8220;Tahniyad iyo tacsi ku socota Umadda Islaamka oo ku aadan Istish-haadka Sheekh Cali Maxamed Xuseen.&#8221;<\/p>\n<p>Cali Jabal oo Shabaabka ugu magacownaa Gudoomiyaha Gobolka Banaadir, ayaa waxaa bayaanka lagu sheegay in Shabaabku u tacsiyadeynayan geesi weyn oo ka baxay ururka.<\/p>\n<div><\/div>\n<p>Dawladaha Maraykanka iyo Soomaaliya ayaa horay u xaqiijiyey in hawlgal lagu dilay madaxii Al-Shabab uqaabilsanaa magaalladda Muqdisho Cali Maxamed Xuseen.<\/p>\n<p>Afhayeen u hadlay gaashaandhigga Maraykanka ayaa \u00a0xaqiijiyey in weerarkaasi oo dhacay maalin Axad ah lagu dilay Cali Maxamed Xuseen oo loo yaqaan Cali Jabal.<\/p>\n<p>Dhinaca kale Warsaxaafadeed kasoo baxay wasaaradda warfaafinta dowladda Soomaaliya ayay ku tiri \u201cDowladda Federaalka Soomaaliya ayaa fasaxday howlgal qorsheysan oo ciidanka Soomaalida ay la qaadeen ciidamada aan saaxiibada nahay agagaarka Tooro-Toorow oo la rumeysanyahay in lagu dilay mid ka mid ah horjoogayaasha Maleeshiyada Al-Shabaab oo lagu magacaabo Cali Mohamed Xuseen (Cali Jabal).\u201d<\/p>\n<p>Cali Jabal ayaa muddo ahaa wakiilka kooxda Al-Shabaab ee Muqdisho, isaga oo marar badna kasoo muuqan jiray warbaahinta.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39097\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39098\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39099\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-4.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-4.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-4-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39100\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-3.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; Al Shabaab ayaa markii ugu horeysay xaqiijisay in duqeyn diyaaradeed lagu dilay Guddoomiyihii Al-Shabaab u qaabilsanaa Gobolka Banaadir \u201cCali Jabal\u201d. Sidoo kale kooxda ayaa sheegtay in gaarigiisa waxyeello ay kasoo gaareen duqeyntii dhacday 30-ka bishii hore. Kooxda Al Shabaab, ayaa bayaan ku qornaa Luuqada Carabiga ku xaqiijiyay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":39160,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-39159","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39159","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=39159"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39159\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":39161,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39159\/revisions\/39161"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/39160"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=39159"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=39159"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=39159"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}