{"id":39143,"date":"2017-08-20T22:02:46","date_gmt":"2017-08-20T19:02:46","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=39143"},"modified":"2017-08-20T22:04:12","modified_gmt":"2017-08-20T19:04:12","slug":"degmada-xeraale-ee-ggalguduud-oo-ka-socdo-dagaal-u-dhexeeya-ciidamada-ahlu-sunna-iyo-dadka-deegaanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/08\/degmada-xeraale-ee-ggalguduud-oo-ka-socdo-dagaal-u-dhexeeya-ciidamada-ahlu-sunna-iyo-dadka-deegaanka\/","title":{"rendered":"Degmada Xeraale ee G\/Galguduud oo ka socdo Dagaal u dhexeeya Ciidamada Ahlu Sunna iyo Dadka Deegaanka."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/xeraale1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-39144\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/xeraale1.jpg\" alt=\"\" width=\"851\" height=\"572\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/xeraale1.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/xeraale1-300x202.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 851px) 100vw, 851px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Wararka naga soo gaaraya degmada Xeraale ee gobolka Galguduud ayaa sheegaya in halkaa uu ka soconayo dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada Ahlu Sunna Waljameeca iyo maleeshiyaad abaabulan oo ka tirsan dadka deegaanka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dad ku sugan deegaanka Xeraale ayaa warbaahinta u sheegay in dagaalka uu waqtigan soconayo, islamarkaana dhinacyada iska soo horjeeda is weydaarsanayaan hub noocayadiisa kala duwan oo ay ku jiraan gadiidka dagaalka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ilaa iyo hadda lama oga khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay dagaalka danbe ee la sheegay in uu dib uga qarxay deegaanka Xeraale.<\/p>\n<p align=\"justify\">Maalintii shalay ayaa madaafiic lagu tuuray Xeraale waxaa ku dhintay labo ruux oo haween ah oo ka mid ahaa dadka degmada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dagaalka u dhaxeeya Ahlu Sunna iyo maleeshiyaadka deegaanka ayaa labadii cisho ee la soo dhaafay halkaa ka soconayay, mana jiro wax war ah oo ilaa iyo hadda ay soo saareen mamullada Galmudug iyo Ahlu Sunna ee gobolka ka wada arimiya.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39097\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39098\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39099\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-4.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-4.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-4-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39100\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-3.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaaraya degmada Xeraale ee gobolka Galguduud ayaa sheegaya in halkaa uu ka soconayo dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada Ahlu Sunna Waljameeca iyo maleeshiyaad abaabulan oo ka tirsan dadka deegaanka. Dad ku sugan deegaanka Xeraale ayaa warbaahinta u sheegay in dagaalka uu waqtigan soconayo, islamarkaana dhinacyada iska soo horjeeda is weydaarsanayaan hub [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":39144,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-39143","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39143","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=39143"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39143\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":39146,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39143\/revisions\/39146"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/39144"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=39143"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=39143"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=39143"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}