{"id":39139,"date":"2017-08-20T21:50:15","date_gmt":"2017-08-20T18:50:15","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=39139"},"modified":"2017-08-20T21:51:19","modified_gmt":"2017-08-20T18:51:19","slug":"weerarkii-ka-dhacey-barcelona-oo-xukuumadda-soomaaliya-cambaareysey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/08\/weerarkii-ka-dhacey-barcelona-oo-xukuumadda-soomaaliya-cambaareysey\/","title":{"rendered":"Weerarkii Ka Dhacey Barcelona oo Xukuumadda Soomaaliya Cambaareysey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/khatre-rwasare.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-39140\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/khatre-rwasare.jpg\" alt=\"\" width=\"839\" height=\"559\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/khatre-rwasare.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/khatre-rwasare-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 839px) 100vw, 839px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre, ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii maalmo ka hor ka dhacay Magaalladda Barcelona ee dalka Spain.<\/p>\n<p align=\"justify\">Weerrarka ayaa lagu gaystay gaari nooca Fiat-ka ah oo la jiirsiiyay dad marayay hareeraha waddooyinka xaafadda Ramblas, iyadoo halkaana ay ku dhinteen 13 qof tobannaan kalana ay ku dhaawacmeen.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cWaxaan si adag u cambaareynayaa weerarkii Argagixiso ee ka dhacay magaalladda Barcelona\u201d, sidaasi waxaa yiri Md. Khayre.<\/p>\n<p align=\"justify\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/www.hiiraan.com\/images\/2017\/Aug\/2017820636387912458872772Spainll.jpg\" alt=\"\" width=\"658\" height=\"351\" \/><\/p>\n<p align=\"justify\">Dhinaca kale, maanta Dowlada dalka Spain ayaa ku dhawaaqday inay baabi&#8217;isay kooxihii ka dambeeyay weerarkii ka dhacay Barcelona. Wasiirka arrimaha gudaha ee Spain uan Ignacio Zoido, ayaa sheegay in arrintani ay xaqiijiyeen, kadib markii ay qiimeyn iyo baaritaan ku sameyeen dadkii la dilay iyo kuwa la xiray.<\/p>\n<p align=\"justify\">Balse mas`uuliyiinta maamul-gobolleedka Catalan ee dalka Spain ayaa dhankooda sheegay in laga yaabo in dad horleh oo laga shakisanyahay la soo xiro.<\/p>\n<p align=\"justify\">Qoyska reer boqor ee dalkaasi ayaana manta lagu wadaa inay ka soo qeyb galaan munaasabad ducco ah oo lagu sharfayo dadkii ku dhintay weerarka. Munaasabada ayaa waxaa lagu qaban doonaa kaniisada sagrada.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39097\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39098\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39099\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-4.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-4.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-4-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39100\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-3.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre, ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii maalmo ka hor ka dhacay Magaalladda Barcelona ee dalka Spain. Weerrarka ayaa lagu gaystay gaari nooca Fiat-ka ah oo la jiirsiiyay dad marayay hareeraha waddooyinka xaafadda Ramblas, iyadoo halkaana ay ku dhinteen 13 qof tobannaan kalana ay ku dhaawacmeen. \u201cWaxaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":39140,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-39139","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39139","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=39139"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39139\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":39142,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39139\/revisions\/39142"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/39140"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=39139"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=39139"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=39139"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}