{"id":39128,"date":"2017-08-20T20:59:42","date_gmt":"2017-08-20T17:59:42","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=39128"},"modified":"2017-08-20T21:00:24","modified_gmt":"2017-08-20T18:00:24","slug":"dalka-masar-oo-ay-saaka-u-amba-bexeen-wafdi-uu-hugaaminayo-mweyne-farmaajo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/08\/dalka-masar-oo-ay-saaka-u-amba-bexeen-wafdi-uu-hugaaminayo-mweyne-farmaajo\/","title":{"rendered":"Dalka Masar oo ay Saaka u Amba bexeen Wafdi uu hugaaminayo M\/weyne Farmaajo."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/safar-farmaajo.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-39129\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/safar-farmaajo.jpg\" alt=\"\" width=\"847\" height=\"516\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/safar-farmaajo.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/safar-farmaajo-300x183.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 847px) 100vw, 847px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo, ayaa maanta ka ambabaxay garoonka diyaaradaha ee Magaalladda Muqdishu.<\/p>\n<p>Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxaa ay kusii socdaan Magaalladda Qaahira ee dalka Masar, kadib markii madaxweynaha casuumaad uu ka helay dhigiisa dalka Masar Abdifitaax al-Sisi.<\/p>\n<p>\u201cMadaxweynaha JFS waxaa uu ku sii jeedaa dalka Masar, kadib markii uu casuumaad ka heley dhigiisa dalkaasi, wuxuu lakulmi doonaan madaxweynaha dalkaasi C\/fataax Al-sisi, waxaa ku wehliya safarka madaxweynaha xildhibaano iyo wasiiro oo ay kamid yihiin wasiirada arrimaha dibadda iyo waxbarashada\u201d, sidaasi waxaa yiri Agaasimaha Madaxtooyada Soomaaliya C\/nuur Max\u2019ed Axmed.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiinta safaaradda Soomaaliya ee dalka Masar iyo jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool magaalladda Qaahira ayaa isku diyaarinaya sidii ay u soo dhaweyn lahaayeen wefdiga madaxweynaha jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Dhinaca kale Farmaajo, ayaa waxaa uu la kulmi doonaa jaaliyadda Soomaalidda ee ku nool Qaahir, waxaana kulankooda uu ka dhici doonaa MARKAZ MUTAMATAAD AL-AZHAR QAACADA FUSDHAAD, sida ku cad qoraalka kasoo baxay Safaaradda.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/safar.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39096\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/safar.jpg\" alt=\"\" width=\"653\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/safar.jpg 653w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/safar-204x300.jpg 204w\" sizes=\"auto, (max-width: 653px) 100vw, 653px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39100\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-3.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39098\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39097\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39099\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-4.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-4.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-4-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo, ayaa maanta ka ambabaxay garoonka diyaaradaha ee Magaalladda Muqdishu. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxaa ay kusii socdaan Magaalladda Qaahira ee dalka Masar, kadib markii madaxweynaha casuumaad uu ka helay dhigiisa dalka Masar Abdifitaax al-Sisi. \u201cMadaxweynaha JFS [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":39129,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-39128","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39128","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=39128"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39128\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":39130,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39128\/revisions\/39130"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/39129"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=39128"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=39128"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=39128"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}