{"id":39108,"date":"2017-08-20T00:30:45","date_gmt":"2017-08-19T21:30:45","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=39108"},"modified":"2017-08-20T00:31:22","modified_gmt":"2017-08-19T21:31:22","slug":"xiisadda-is-fahamwaa-ee-ka-aloosantey-maamulka-hirshabeelle-oo-xukuumada-soomaaliya-xal-u-raadineyso","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/08\/xiisadda-is-fahamwaa-ee-ka-aloosantey-maamulka-hirshabeelle-oo-xukuumada-soomaaliya-xal-u-raadineyso\/","title":{"rendered":"Xiisadda Is Fahamwaa ee ka Aloosantey Maamulka Hirshabeelle oo Xukuumada Soomaaliya Xal u raadineyso."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/juxa.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-39109\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/juxa.jpg\" alt=\"\" width=\"821\" height=\"616\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/juxa.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/juxa-300x225.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 821px) 100vw, 821px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Magaalada Jowhar waxaa booqday maalin ka hor wafdi heer wasiiro ah oo ka socday xukuumada Soomaaliya, kuwaa oo wada hadalo la yeeshay mas\u2019uuliyiinta sar sare ee maamulka Hirshabeelle kaddib xiisad ka dhalatay xil ka qaadis la sheegay in lagu sameeyay madaxweyne Cali Cabdullaahi Cosoble.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wafdiga tagay magaalada Jowhar oo uu horkacayay wasiirka arimaha gudaha Cabdi Faarax Juxa ayaa sidoo kale waxaa ka mid ahaa wasiirka amniga Maxamed Abuukar Isloow Ducaale iyo wasiirka waxbarashada C\/raxmaan Daahir Cismaan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wafdiga oo ujeedada socdaalkooda lagu sheegay qiimeyn in uu u kuur-galida aragtida mas\u2019uuliyiinta Hirshabeelle iyo bulshada ee ku aadan is\u2013mari-waaga siyaasadeed ayaa lagu wadaa in ay xogtooda la wadaagaan mas\u2019uuliyiinta ugu sareysa dowladda federaalka, gaar ahaan ra\u2019iisal wasaare Kheyre oo la sheegay in uu markii horeba wafdigan u diray Jowhar.<\/p>\n<p align=\"justify\">17kii October, sanadkii 2016- ka ayaa loo doortay Cali Cabdullaahi Cosoble madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, taasoo mincaheedu noqonayo in maamulka curdanka ah ee jira wax ka yar sanad durbaba uu la kowsaday xiisad siyaasadeed iyo is qabqabsi mas\u2019uuliyiinta dhaxdooda ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in ugu danbeyntii ay ka soo saarto go\u2019aan arintan ku saabsan qalalaasaha siyaasadeed ee Hirshabeelle kaddib booqashadii wafdiga ka socday xukuumada ee tagay Jowhar.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39097\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39098\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39099\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-4.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-4.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-4-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39100\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-3.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalada Jowhar waxaa booqday maalin ka hor wafdi heer wasiiro ah oo ka socday xukuumada Soomaaliya, kuwaa oo wada hadalo la yeeshay mas\u2019uuliyiinta sar sare ee maamulka Hirshabeelle kaddib xiisad ka dhalatay xil ka qaadis la sheegay in lagu sameeyay madaxweyne Cali Cabdullaahi Cosoble. Wafdiga tagay magaalada Jowhar oo uu horkacayay wasiirka arimaha gudaha Cabdi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":39109,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-39108","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39108","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=39108"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39108\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":39111,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39108\/revisions\/39111"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/39109"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=39108"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=39108"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=39108"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}