{"id":39074,"date":"2017-08-18T22:32:46","date_gmt":"2017-08-18T19:32:46","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=39074"},"modified":"2017-08-18T22:39:32","modified_gmt":"2017-08-18T19:39:32","slug":"degmada-xeraale-oo-xaaladeedu-degantahey-kadib-dagaalo-ka-dhacey-xaley-iyo-shaley","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/08\/degmada-xeraale-oo-xaaladeedu-degantahey-kadib-dagaalo-ka-dhacey-xaley-iyo-shaley\/","title":{"rendered":"Degmada Xeraale oo Xaaladeedu Degantahey kadib Dagaalo ka dhacey xaley iyo shaley."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/xeraale.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-39075\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/xeraale.jpg\" alt=\"\" width=\"824\" height=\"463\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/xeraale.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/xeraale-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 824px) 100vw, 824px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Xaaladda deegaanka Xeraale ee degmadda Caabud-waaq, ayaa saaka deggan kaddib dagaal shalay ilaa xalay ka dhacay deegaanka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dagaalladii ka dhacay deegaanka ayaa waxaa uu u dhaxeeyay dadka deegaanka iyo xooggaga Ahlusunna.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dagaalkan ayaa yimid kaddib markii ay guul darreysteen wadahadallo u dhaxeeyay labada dhinac, \u00a0kaas oo maalmihii lasoo dhaafay ka socday deegaanka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ilaa iyo hadda lama ogga khasaaraha ka dhashay dagaalladii ka dhacay deegaanka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Maamulka degmadda Caabudwaaq, ayaa sheegay in ay dhawaan ka warbixin doonaan khasaaraha ka dhashay dagaalka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dadka deegaanka ayaa horay uga barakacay xaafadahooda, kuwaas oo ka baqanayay in dagaal uu ku dul qarxo.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38915\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38916\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38917\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38918\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xaaladda deegaanka Xeraale ee degmadda Caabud-waaq, ayaa saaka deggan kaddib dagaal shalay ilaa xalay ka dhacay deegaanka. Dagaalladii ka dhacay deegaanka ayaa waxaa uu u dhaxeeyay dadka deegaanka iyo xooggaga Ahlusunna. Dagaalkan ayaa yimid kaddib markii ay guul darreysteen wadahadallo u dhaxeeyay labada dhinac, \u00a0kaas oo maalmihii lasoo dhaafay ka socday deegaanka. Ilaa iyo hadda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":39075,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-39074","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39074","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=39074"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39074\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":39077,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39074\/revisions\/39077"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/39075"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=39074"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=39074"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=39074"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}