{"id":39070,"date":"2017-08-18T21:48:21","date_gmt":"2017-08-18T18:48:21","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=39070"},"modified":"2017-08-18T21:48:58","modified_gmt":"2017-08-18T18:48:58","slug":"xaafad-kamid-ah-degmada-warta-nabadda-ee-gobolka-banaadir-oo-xaley-hoobiye-kusoo-dhacey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/08\/xaafad-kamid-ah-degmada-warta-nabadda-ee-gobolka-banaadir-oo-xaley-hoobiye-kusoo-dhacey\/","title":{"rendered":"Xaafad kamid ah Degmada Warta Nabadda ee Gobolka Banaadir oo Xaley Hoobiye kusoo dhacey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hoobiye.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-39071\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hoobiye.jpg\" alt=\"\" width=\"841\" height=\"473\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hoobiye.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hoobiye-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 841px) 100vw, 841px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Hoobiye ayaa xalay la sheegay in uu kusoo dhacay xaafad kamid ah degmadda Warta-Nabadda ee Magaalladda Muqdisho.<\/p>\n<p align=\"justify\">Hoobiyaha oo aan la garan halkii laga soo tuuray ayaa waxaa ay ku soo dhacay xaafada laba-dhagax ee degmadda Warta-Nabadda, sida dadka deegaanka ay sheegeen.<\/p>\n<p align=\"justify\">Saraakiisha Ciidamada ammaanka ayaa warbaahinta u sheegay in madfaca ay ku dhaawacmeen ilaa afar qof oo shacab ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ciidanka ayaa howlgallo xooggan ka bilaabay xaafadda balse lama ogga cida ay usoo qabteen weerarka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Qaar kamid ah degmooyinka Gobolka Banaadir, ayaa waxaa mararka qaar kusoo dhaca hoobiyaal, kuwaas oo inta badan ay ka dhashaan khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jira.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ma jirto cid sheegatay mas\u2019uuliyada hoobiyaha xalay kusoo dhacay degmadaasi.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dhinaca kale xalay degmadda Warta-Nabadda waxaa xalay lagu dilay Cusmaan Jaama Diraac, oo kamid ahaa xiriirka kubadda-cagta ee Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Marxuumka, ayaa la sheegay in la dilay isaga oo kasoo laabtay salaadii cishaha ee caawa, waxaana lagu dilay xaafadda Xamar Bile ee degmada Warta-Nabada.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cAllah ha unaxariistee Cusmaan, waxaa uu ahaa &#8220;Guddoomiyaha Guddiga Garsoorayaasha ee Xiriirka Kubadda Cagta ee Soomaaliya&#8221;. Sidoo kalena waxaa uu ahaa xubin ka tirsan guddiga fulinta ee xiriirka\u201d, sidaasi waxaa Warsom u sheegay mid kamid ah ragga ay isla shaqeyn jireen Marxuumka geeryooday.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38915\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38916\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38917\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38918\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hoobiye ayaa xalay la sheegay in uu kusoo dhacay xaafad kamid ah degmadda Warta-Nabadda ee Magaalladda Muqdisho. Hoobiyaha oo aan la garan halkii laga soo tuuray ayaa waxaa ay ku soo dhacay xaafada laba-dhagax ee degmadda Warta-Nabadda, sida dadka deegaanka ay sheegeen. Saraakiisha Ciidamada ammaanka ayaa warbaahinta u sheegay in madfaca ay ku dhaawacmeen ilaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":39071,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-39070","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39070","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=39070"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39070\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":39073,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39070\/revisions\/39073"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/39071"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=39070"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=39070"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=39070"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}