{"id":39066,"date":"2017-08-18T21:33:39","date_gmt":"2017-08-18T18:33:39","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=39066"},"modified":"2017-08-18T21:37:13","modified_gmt":"2017-08-18T18:37:13","slug":"dalka-qadar-oo-soo-dhaweeyey-furitaanka-ay-dalka-sucuudigu-ku-fureen-xuuduudda-labada-dal-wadaagaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/08\/dalka-qadar-oo-soo-dhaweeyey-furitaanka-ay-dalka-sucuudigu-ku-fureen-xuuduudda-labada-dal-wadaagaan\/","title":{"rendered":"Dalka Qadar oo soo dhaweeyey Furitaanka ay Dalka Sucuudigu ku fureen Xuuduudda labada dal wadaagaan."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/qadar1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-39067\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/qadar1.jpg\" alt=\"\" width=\"847\" height=\"495\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/qadar1.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/qadar1-300x175.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 847px) 100vw, 847px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Sheikh Mohammed bin Abdulrahman Al Thani, Wasiirka Arrimaha Dibadda Qatar, oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in ay aad usoo dhoweynayaa go&#8217;aankii Sacuudiga uu xuduuda ugu furay xujeyda ka imaaneysa dalka Qatar.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cMarkii horeba dowladda Sacuudiga waxaa ay siyaasad ka laheyd qorshihii ay xujeyda ugu diiday Xajka\u201d, ayuu hadalkiisa sii raaciyay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dowladda Sacuudiga, ayaa bishii June sheegtay in xujeyda reer Qatar ay Sacuudiga ku imaan karaan oo keliya safarda xagga cirka, ka dib markii ay xirtay xuduuda Salwa.<\/p>\n<p align=\"justify\">Tan iyo bishii June markii go\u2019aankaasi uu kasoo yeeray Sacuudiga, ayaa waxaa wal-wal xooggan uu lasoo dersay xujeyda, waxaana la arkayay xujey badan oo aadeysa waddamo kale si ay halkaasi uga soo aadaan dalka Sacuudiga.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dowladdaha Sacuudi Carabiya, Masar, Baxrayn iyo Isutagga Imaaraadka Carrabta ayaa xiriirkii diplomaasiyadeed u jaray dawladda Qadar, iyaga oo ku eedeeyay in ay daganaansho la&#8217;aan ka wado gobolka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dowladda Masar, ayaa Qadar ku eedeysay in ay taageerto kooxda Muslim Brotherhood ee dalka Masar ku sugan, sida wakaalladda Wararka ee dalka Masar ay sheegtay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dhinaca kale Sacuudi Carabiya ayaa sheegtay in ay ka xiratay xadkeeda dawladda Qadar ayna arrintaasi saamaynayso dhammaan isu socodkii dhulka, biyaha iyo hawadaba, sida wakaalladda wararka ee dalkasi ay sheegtay.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38915\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38916\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38917\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38918\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sheikh Mohammed bin Abdulrahman Al Thani, Wasiirka Arrimaha Dibadda Qatar, oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in ay aad usoo dhoweynayaa go&#8217;aankii Sacuudiga uu xuduuda ugu furay xujeyda ka imaaneysa dalka Qatar. \u201cMarkii horeba dowladda Sacuudiga waxaa ay siyaasad ka laheyd qorshihii ay xujeyda ugu diiday Xajka\u201d, ayuu hadalkiisa sii raaciyay. Dowladda Sacuudiga, ayaa bishii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":39067,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-39066","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39066","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=39066"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39066\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":39069,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39066\/revisions\/39069"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/39067"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=39066"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=39066"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=39066"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}