{"id":3906,"date":"2011-11-01T16:56:43","date_gmt":"2011-11-01T16:56:43","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=3906"},"modified":"2011-11-01T16:56:43","modified_gmt":"2011-11-01T16:56:43","slug":"madaxweynaha-maamulka-puntland-mr-faroole-oo-qaylo-dhaan-u-dirsaday-ciidamada-amsiom","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/11\/madaxweynaha-maamulka-puntland-mr-faroole-oo-qaylo-dhaan-u-dirsaday-ciidamada-amsiom\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Maamulka Puntland Mr Faroole Oo Qaylo Dhaan U Dirsaday Ciidamada Amsiom"},"content":{"rendered":"<p><strong><span style=\"font-size: x-small;\"><strong><span style=\"font-size: x-small;\"><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/11\/farole_11.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-3909\" title=\"farole_1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/11\/farole_11.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" \/><\/a><\/p>\n<p>Wararka Soomaaliya ( Shabakadda Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom.com)<\/p>\n<p>C\/raxmaan Maxamed faroole Madaxweynaha Maamulka Puntland Ayaa Markiisii Ugu Horeeyey U qaylo Dhaan Dirsaday Ciidamada nabad Illaalinta Amison ee Ku Sugan Magaalada Muqdisho Ka Dib Markii ay Soo Xumaatay Ammaanka magaalada Gaalkacyo Ee Gobolka Mudug<\/p>\n<p>faroole Oo La hadlayey masuuliyiin Ka Tirsan Maamulkiisa ayaa carabka Ku Adkeeyey In ay Ciidamada Amisom ay Imaanaya Gudaha Magaalada gaalkacyo Si ay Waxa Ugu badalaan amaanka Magaaladaasi Oo Muddooyinkaani Sii Xumaanayey<\/p>\n<p>Sidoo Kale Madaxweynaha ayaa Ku eedeeyey Amni darrda ka Jirta Gaalkacyo Xarakada Al Shabaab waxa UUna Cadeeey In Ciidamada Puntland ay Ku Filan Yihiin al Shabaab Balse ay Jirtao gacan saddexaad Oo Al Shabaab garab Ku Siinayaa in ay Falal Dil ah ka Fuliyaan Gudaha Magaalada gaalkacyo<\/p>\n<p>Hadalka Mr Faroole ayaa Imaanaya Xili Dilal Joogto ah ay Ka Dhacaan Gudaha Magaalada gaalkacyo Ee Gobolka Mudug<\/p>\n<p><strong><span style=\"font-size: x-small;\"><strong><span style=\"font-size: x-small;\">\u00a0<\/span><\/strong><\/span><\/strong><\/p>\n<p>Wararka Soomaaliya ( Shabakadda Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom.com)<\/p>\n<p><\/span><\/strong><\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya ( Shabakadda Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom.com) C\/raxmaan Maxamed faroole Madaxweynaha Maamulka Puntland Ayaa Markiisii Ugu Horeeyey U qaylo Dhaan Dirsaday Ciidamada nabad Illaalinta Amison ee Ku Sugan Magaalada Muqdisho Ka Dib Markii ay Soo Xumaatay Ammaanka magaalada Gaalkacyo Ee Gobolka Mudug faroole Oo La hadlayey masuuliyiin Ka Tirsan Maamulkiisa ayaa carabka Ku Adkeeyey [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-3906","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3906","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3906"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3906\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3914,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3906\/revisions\/3914"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3906"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3906"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3906"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}