{"id":39054,"date":"2017-08-18T04:39:03","date_gmt":"2017-08-18T01:39:03","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=39054"},"modified":"2017-08-18T04:57:36","modified_gmt":"2017-08-18T01:57:36","slug":"shirkii-golaha-xukuumada-soomaaliya-oo-laga-qayb-geliyey-gudoomiyaha-gbanaadir","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/08\/shirkii-golaha-xukuumada-soomaaliya-oo-laga-qayb-geliyey-gudoomiyaha-gbanaadir\/","title":{"rendered":"SHirkii Golaha Xukuumada Soomaaliya oo laga Qayb geliyey Gudoomiyaha G\/Banaadir."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">\u00a0<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/shirka-xukuumada-som.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-39055\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/shirka-xukuumada-som.jpg\" alt=\"\" width=\"852\" height=\"567\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/shirka-xukuumada-som.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/shirka-xukuumada-som-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 852px) 100vw, 852px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed oo markii ugu horeysay maanta ka qeybgalay shirka gollaha wasiirada ayaa dalbaday in 10% lagu kordhiyo dakhliga gobolka Banaadir.<\/p>\n<p align=\"justify\">Shirka maanta waxaa shir guddoominayay ra\u2019iisal wasaare Xassan Cali Kheyre, waxaana warbixin guud oo la xiriirta xaaladaha amniga, hormarada jira iyo waliba qabadaha heysta maamulka gobolka Banaadir laga dhageystay guddoomiye Taabit oo warbixin ka hor jeediyay gollaha wasiirada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Guddoomiyaha ayaa sheegay in dakhliga ay ku howlgalaan 15 % ay ku shaqeeyaan ay ka hellaan dekedda Muqdisho.<\/p>\n<p align=\"justify\">Maamulka Gobolka Banaadir ayaa todobaadkii hore daah furay hanaanka maareynta Maaliyadda Dadweynaha, kaasoo ah nidaam casriga ah oo lagu maamulayo miisaaniyada iyo isticmaalka qarashaadka Dowladda Hoose.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa uu ka codsaday gollaha wasiirada in 10% lagu kordhiyo dakhliga ama miisaaniyada gobolka Banaadir lana gaarsiiyo ilaa 25 %.<\/p>\n<p align=\"justify\">Markii ugu horeysay oo guddoomiyaha gobolka Banaadir uu ka soo dhax muuqdo shirka Khamiislaha ee gollaha wasiirada Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38915\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38916\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38917\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38918\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0 Guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed oo markii ugu horeysay maanta ka qeybgalay shirka gollaha wasiirada ayaa dalbaday in 10% lagu kordhiyo dakhliga gobolka Banaadir. Shirka maanta waxaa shir guddoominayay ra\u2019iisal wasaare Xassan Cali Kheyre, waxaana warbixin guud oo la xiriirta xaaladaha amniga, hormarada jira iyo waliba qabadaha heysta maamulka gobolka Banaadir laga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":39055,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-39054","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39054","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=39054"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39054\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":39057,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39054\/revisions\/39057"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/39055"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=39054"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=39054"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=39054"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}