{"id":39030,"date":"2017-08-17T19:54:23","date_gmt":"2017-08-17T16:54:23","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=39030"},"modified":"2017-08-17T19:54:43","modified_gmt":"2017-08-17T16:54:43","slug":"mweyne-farmaajo-oo-tacsi-u-direy-qoyskii-iyo-eheladii-uu-ka-baxey-allaha-u-naxariistee-marxum-craxmaan-jamac-barre","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/08\/mweyne-farmaajo-oo-tacsi-u-direy-qoyskii-iyo-eheladii-uu-ka-baxey-allaha-u-naxariistee-marxum-craxmaan-jamac-barre\/","title":{"rendered":"M\/weyne Farmaajo oo Tacsi u Direy Qoyskii iyo Eheladii uu ka baxey allaha u Naxariistee Marxum C\/raxmaan Jamac Barre."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/farmaajo-argagixiso-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-39031\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/farmaajo-argagixiso-1.jpg\" alt=\"\" width=\"837\" height=\"520\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/farmaajo-argagixiso-1.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/farmaajo-argagixiso-1-300x186.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 837px) 100vw, 837px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeyey geeridii ku timid Dr. Cabdiraxmaan Jaamac Barre oo habeen hore ku geeriyooday Magaalladda San Diego ee dalka Maraykanka.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa ku tilmaamay Marxuum Cabdiraxmaan diblumaasi ruug cadaa ah oo daadaal iyo wakhti dheer galiyey kobcinta xiriirka Soomaaliya ay la leedahay Caalamka.<\/p>\n<p>\u201cAlle ha u naxariistee, Dr. Cabdiraxmaan Jaamac Barre waxa uu ahaa shakhsi muddo dheer usoo shaqeeyey dalka. Marnaba ma ilaawi doonno kaalinta uu ka qaatay kobcinta maqaamka iyo magaca Soomaaliya ay ku leedahay caalamka.\u201d Ayuu yiri Madaxweynuhu.<\/p>\n<p>Marxuum Cabdiraxmaan ayaa dowladdii dhexe kasoo qabtay xilal kala duwan sida Ra\u2019iisul Wasaare K\/xigeen, Wasiirka Maaliyadda iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda oo muddo kor u dhaafaysa 10 sano uu soo hayey xilkaas.<\/p>\n<p>Madaxweyne Farmaajo ayaa marxuumka Alle uga baryey naxariis iyo dambi dhaaf, samir iyo iimaanna uu ka siiyo qoyska, qaraabada iyo guud ahaan umadda Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Alaha u naxristee marxuumku waxuu ku dhashay magaalladda Luuq ee gobolka Gado 1937dii. Waxuu waxbarasho sare ee heer jaamacdeed ku Soo dhameeyay Dalka Talyaaniga horaantii 60kii Jaamacada Padua ee Dalka Talyaaniga. Waxaa sanadkii 1970kii loo magacaabay agaasimaha guud ee wasaarada arimaha dibada ee Soomaaliya, kadibna july 1977 ayuu noqday wasiirka wasaarada arimaha dibada.<\/p>\n<p>1987kii ayaa loo magaacay Wasiirka Maaliyada iyo Lacagta xiligaas oo dalka saameeyay dhaqaalo la\u2019aan iyo sacir barar , isla sanad kadib markii wax laga qabanwaayay dhibaatadii dhaqaale ee dalka ayaa dib loogu celiyey wasaaradii Arimaha Dibada ilaa dalka uu ka burburay.<\/p>\n<p>Waxuu ifka uga tagay 15 qof oo isagu jira waxuu dhalay iyo waxay sii dhaleen.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38915\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38916\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38917\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38918\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/farmaajo-argagixiso-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39031\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/farmaajo-argagixiso-1.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"410\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/farmaajo-argagixiso-1.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/farmaajo-argagixiso-1-300x186.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeyey geeridii ku timid Dr. Cabdiraxmaan Jaamac Barre oo habeen hore ku geeriyooday Magaalladda San Diego ee dalka Maraykanka. Madaxweynaha ayaa ku tilmaamay Marxuum Cabdiraxmaan diblumaasi ruug cadaa ah oo daadaal iyo wakhti dheer [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":39031,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-39030","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39030","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=39030"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39030\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":39032,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39030\/revisions\/39032"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/39031"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=39030"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=39030"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=39030"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}