{"id":39013,"date":"2017-08-16T20:29:55","date_gmt":"2017-08-16T17:29:55","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=39013"},"modified":"2017-08-16T20:39:51","modified_gmt":"2017-08-16T17:39:51","slug":"dalka-jabuuti-oo-wasiirka-boostada-soomaliya-ku-amaaney-sida-ay-u-horu-marisey-xargah-fiber-optic","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/08\/dalka-jabuuti-oo-wasiirka-boostada-soomaliya-ku-amaaney-sida-ay-u-horu-marisey-xargah-fiber-optic\/","title":{"rendered":"Dalka Jabuuti oo Wasiirka Boostada Soomaliya ku Amaaney sida ay u horu marisey Xargah Fiber Optic."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/wasiirka-boostada-somaliya.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-39014\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/wasiirka-boostada-somaliya.jpg\" alt=\"\" width=\"867\" height=\"578\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/wasiirka-boostada-somaliya.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/wasiirka-boostada-somaliya-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 867px) 100vw, 867px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Wafdiga Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Tiknolojoyadda dalka Soomaaliya oo uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Mudane Eng. Cabdi Cashur Xasan, ayaa kullamo kala duwan waxaa ay la qaateen Masuuliyiinta Wasaaradda Warfaafinta, Boostada iyo Isgaarsiinta dalka Jabuuti.<\/p>\n<p align=\"justify\">kulamadan ayaa waxaa si gooni ah looga wada-hadlay arrimaha xiriirka Iskaashiga ee dhinaca hirgelinta Heshiiska Boostada Jabuuti \u201cLa Poste de Djibouti\u201d iyo iskaashiga dhinaca horumarinta Isgaarsiinta, Sidoo kale Xubanaha wafdiga ayaa waxa ay kormeer ku tageen Xarumaha Shirkada Djibouti Telecom iyo shaldhiga xargaha fiber optic-ga dalka Jabuuti.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta ,Boostada \u00a0iyo Isgaarsiinta dalka Jabuuti \u00a0Mudane Mudane Cabdi Youssouf Sougueh ayaa waxa uu sheegay in ay doonayaan in ay wada yeeshaan labada dal ee Soomaaliya iyo Jabuuti xiriir dhow ee dhinaca iskaashiga isgaarsiinta iyo Boostada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Tiknolojiyadda Mudane Cabdi Cashur Xasan ayaa ammaanay horumarka ballaaran ee Dowladda Jabuuti ka samaysay dhinaca horumarinta adeegyada la xiriira xargaha Fiber optic-ga isaga oo sheegay in ay wax badan ka faa\u2019iideysan doonaan khibradda dowladda Jabuuti.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wafdi wasiirka, ayaa waxaa shalay si diirran usoo dhoweeyay Wasiirka Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta dalka Jabuuti Mudane Cabdi Youssouf Sougueh, Madaxa Djibouti Telecom Mudane Maxamed Cosoble Buuxe iyo Safiirka Jabuuti u fadhiya dalka Soomaaliya Mudane Aadan Xasan Aadan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka Wasaaradda Boostada Isgaarsiinta iyo Tiknolojiyadda ayaa sheegay in ay kawada hadli doonaan arrimo ku saabsan xiriirka horumarinta Iskaashiga dhinaca Isgaarsiinta iyo boostada.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38915\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38916\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38917\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38918\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wafdiga Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Tiknolojoyadda dalka Soomaaliya oo uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Mudane Eng. Cabdi Cashur Xasan, ayaa kullamo kala duwan waxaa ay la qaateen Masuuliyiinta Wasaaradda Warfaafinta, Boostada iyo Isgaarsiinta dalka Jabuuti. kulamadan ayaa waxaa si gooni ah looga wada-hadlay arrimaha xiriirka Iskaashiga ee dhinaca hirgelinta Heshiiska Boostada Jabuuti \u201cLa Poste de Djibouti\u201d [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":39014,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-39013","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39013","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=39013"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39013\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":39016,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39013\/revisions\/39016"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/39014"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=39013"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=39013"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=39013"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}