{"id":39003,"date":"2017-08-16T19:43:28","date_gmt":"2017-08-16T16:43:28","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=39003"},"modified":"2017-08-16T19:44:59","modified_gmt":"2017-08-16T16:44:59","slug":"dalka-kenya-shan-askeri-oo-lagu-diley-weerar-loo-maleynayo-in-ay-al-shabaab-geysteen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/08\/dalka-kenya-shan-askeri-oo-lagu-diley-weerar-loo-maleynayo-in-ay-al-shabaab-geysteen\/","title":{"rendered":"Dalka Kenya SHan Askeri oo lagu diley weerar loo maleynayo in ay Al-shabaab geysteen."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/alshabaab-5-askeri.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-39004\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/alshabaab-5-askeri.jpg\" alt=\"\" width=\"765\" height=\"476\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/alshabaab-5-askeri.jpg 620w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/alshabaab-5-askeri-300x187.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 765px) 100vw, 765px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Ugu yaraan shan askari oo Police ah ayaa lagu dilay weerar gaadmo ahaa oo gelinkii dambe ee shalay ka dhacay gobolka waqooyi-bari ee dalka-Kenya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Koox hubeysan oo loo maleynayo Al Shabaab ayaa weerarkaasi ku qaaday deegaanka ay ku sugnaayeen ciidamada, waxaana ay bili-liqeysteen dhammaan hubkii ciidamada iyo gawaaridii u yaallay halka lagu magacaabo Alijize oo ku taalla Garisssa.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cQiyaastii 100 dagallanyahanno oo ka tirsan kooxda Al Shabaab ayaa weerarka kusoo qaaday deegaanka, waxaana ay qaateen dhammaan waxii ay heli kareen\u201d, sidaasi waxaa sheegay qaar kamid ah dadkii ka badbaaday weerarka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa intii uu ku jiray Ololihiisa doorashada, waxaa uu booqday Gobolka Lamu, waxaana uu halkaasi ka iclaamiyey hawl-gal ballaaran oo dhanka amniga ah kaasi oo lagula dagaalamayo Al-Shabaab.<\/p>\n<p align=\"justify\">Mr Uhuru, ayaa intii uu ku sugnaa Lamu waxaa uu soo hadal qaaday dagaalka ay kula jiraan xarakadda Al Shabaab, waxaana uu u sheegay ciidanka KDF-ta Kenya in ay dilaan dabadeedna la aaso Al Shabaab haddii lagu arko degaannada Lamu.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38915\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38916\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38917\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38918\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ugu yaraan shan askari oo Police ah ayaa lagu dilay weerar gaadmo ahaa oo gelinkii dambe ee shalay ka dhacay gobolka waqooyi-bari ee dalka-Kenya. Koox hubeysan oo loo maleynayo Al Shabaab ayaa weerarkaasi ku qaaday deegaanka ay ku sugnaayeen ciidamada, waxaana ay bili-liqeysteen dhammaan hubkii ciidamada iyo gawaaridii u yaallay halka lagu magacaabo Alijize oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":39004,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-39003","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39003","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=39003"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39003\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":39006,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39003\/revisions\/39006"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/39004"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=39003"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=39003"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=39003"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}