{"id":38999,"date":"2017-08-16T19:26:22","date_gmt":"2017-08-16T16:26:22","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=38999"},"modified":"2017-08-16T19:31:02","modified_gmt":"2017-08-16T16:31:02","slug":"dalka-nigeria-oo-weerar-ka-dhacey-lagu-diley-27-ruuxyaa-sheegtey-weerarkaas","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/08\/dalka-nigeria-oo-weerar-ka-dhacey-lagu-diley-27-ruuxyaa-sheegtey-weerarkaas\/","title":{"rendered":"Dalka Nigeria oo Weerar ka Dhacey lagu diley 27 Ruux\/yaa sheegtey weerarkaas."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/nigeria.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-39000\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/nigeria.jpg\" alt=\"\" width=\"801\" height=\"450\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/nigeria.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/nigeria-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 801px) 100vw, 801px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Ugu yaraan 27 qof ayaa ku dhimatay weerar is-qarxin ahaa oo lagu qaaday suuq ganacsi oo ku yaalla wayoyi-bari dalka Nigeria , sida Police-ka ay sheegeen.<\/p>\n<p align=\"justify\">Laba qof oo is-qarxiyaal ah ayaa galay suuqa oo mid kamid ah ay aheyd dumar.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale Tobaneeyo qof oo kalena ay ku dhaawacmeen kaddib markay isku qarxiyeen bannaanka xero qaxooti oo u dhow magaalladda Maiguguri ee gobolka Borno, oo ah halka ay aadka ugu badan yihin kooxda Boko Xaraam ee dalka Nigeria ka dagaallanta.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa aad u kordhayay dagaalka iyo rabshadaha ka dhaca magaaladaasi bilihi u dambeeyay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Boko Xaraam ayaa dalkaasi ka dagaallameysa tan iyo sanadkii 2009kii, si ay uga hirgeliso dalka shareecada diinta Islaamka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Baba Kura, wuxuu ka mid yahay ciidamada loo igmaday inay soo afjaraan dagaalka kooxda jihaad doonka ah, waxuuna wakaaladda wararka ee AFP u sheegay maalintii Talaadada in haweeneydii ugu horreysay ay isku qarxisay meel u dhow xerada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wuxuu intaasi ku daray in labada dumar ee kalana ay is qarxiyeen waqti dadka ay xirayeen dukaamahooda, halkaas oo uu ka dhashay khasaaraha ugu badan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Warbixin ay soo sareen baarayaasha Mareykanka ee dembiyada argagixisannimada ayaa lagu sheegay inay tahay kacdoonkii ugu horreeyay taariikhda ee haween badan oo is qarxiya la isticmaalo in ka badan ragga.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38915\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38916\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38917\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38918\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ugu yaraan 27 qof ayaa ku dhimatay weerar is-qarxin ahaa oo lagu qaaday suuq ganacsi oo ku yaalla wayoyi-bari dalka Nigeria , sida Police-ka ay sheegeen. Laba qof oo is-qarxiyaal ah ayaa galay suuqa oo mid kamid ah ay aheyd dumar. Sidoo kale Tobaneeyo qof oo kalena ay ku dhaawacmeen kaddib markay isku qarxiyeen bannaanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":39000,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-38999","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38999","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=38999"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38999\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":39002,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38999\/revisions\/39002"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/39000"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=38999"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=38999"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=38999"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}