{"id":38963,"date":"2017-08-15T22:21:58","date_gmt":"2017-08-15T19:21:58","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=38963"},"modified":"2017-08-15T22:25:29","modified_gmt":"2017-08-15T19:25:29","slug":"amniga-gaalkacyo-oo-mweyne-xaaf-sheegey-in-boqol-ciidan-isku-dhafah-k-hawl-geli-doonaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/08\/amniga-gaalkacyo-oo-mweyne-xaaf-sheegey-in-boqol-ciidan-isku-dhafah-k-hawl-geli-doonaan\/","title":{"rendered":"Amniga Gaalkacyo oo M\/weyne Xaaf Sheegey in Boqol Ciidan Isku Dhafah k hawl geli Doonaan."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/xaaf1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-38964\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/xaaf1.jpg\" alt=\"\" width=\"817\" height=\"544\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/xaaf1.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/xaaf1-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 817px) 100vw, 817px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha Dowlad-Gobolleedka Galmudug Mudane Axmed Ducaale Geele Xaaf, ayaa sheegay in ay jiraan ciidamo isku dhaf ah oo sugaya ammaanka magaalladda Galgacyo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ciidamada ayuu ku sheegay in ay yihiin Booliis, kuwaas oo ka kala socda maamullada Puntland iyo Galmudug. Sidoo kale tira ahaan ciidamada ayaa waxaa ay gaarayaan 100 askari oo wata afar gaari.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cDhib badan oo jiray hadda wuu istaagay, waxaan hadda mareynaa in ciidan booliis ah oo labada dhinac ah in la isku daro si ay nabad-gelyada u sugaan. 100 askari oo afar gaari wadata ayaa sugaya ammaanka magaalladda Gaalkacyo. Ciidankaasi mar dhow ayeey shaqadda bilaabeen waxaana ay soo qabteen dad dambiyo galay, aad iyo aad ayeyna u fiicanyihiin ciidamada\u201d, ayuu yiri.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dad badan oo ku dhaqan magalladda Galkacyo ayaa horay usoo dhoweeyay go\u2019aanka ku dhisan nabad-gelyada ee ay gaareen maamulada Galmudug iyo Puntland.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wada-hadallo uga socday magaalladda Gaalkacyo maamullada Puntland iyo Galmudug oo bishii June ee sanadkan lasoo gaba-gabeeyay ayaa waxaa laga soo saaray qodobo intooda badan ku saabsan xaaladda Gaalkacyo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Inta ay wada-hadallada socdeen waxaa ka qaybqaatay wasiirro labada maamul ah oo ay waheliyeen mas\u2019uuliyiinta gobolka iyo odayaal dhaqameen labada dhinac ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">Qodobbada laga wada-hadlay oo inta badan diirrada lugu saaray nabadda si wada-jir ah looga shaqeeyo ayaa is afgarad laga gaaray,sida ku cad war-murtiyeed ka soo baxay wada-hadallada kaaso ka koobnaa toddobo qodob.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dhinaca kale Md. Xaaf, ayaa sheegay in sababta uu ilaa weli ugu dhawaaqi la\u2019yahay Golahiisa Wasiiradda ay tahay xal uu u raadinta khilaafka ka dhaxeeyo Maamulka Galmudug iyo Ahlu Sunna.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38915\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38916\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38917\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38918\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowlad-Gobolleedka Galmudug Mudane Axmed Ducaale Geele Xaaf, ayaa sheegay in ay jiraan ciidamo isku dhaf ah oo sugaya ammaanka magaalladda Galgacyo. Ciidamada ayuu ku sheegay in ay yihiin Booliis, kuwaas oo ka kala socda maamullada Puntland iyo Galmudug. Sidoo kale tira ahaan ciidamada ayaa waxaa ay gaarayaan 100 askari oo wata afar gaari. \u201cDhib [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":38964,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-38963","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38963","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=38963"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38963\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":38966,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38963\/revisions\/38966"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/38964"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=38963"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=38963"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=38963"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}