{"id":38950,"date":"2017-08-15T21:06:33","date_gmt":"2017-08-15T18:06:33","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=38950"},"modified":"2017-08-15T21:07:17","modified_gmt":"2017-08-15T18:07:17","slug":"wasaaradda-boostada-iyo-isgaarsiinta-wafdi-ka-socda-oo-dalka-jabuuti-lagu-soo-dhaweeyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/08\/wasaaradda-boostada-iyo-isgaarsiinta-wafdi-ka-socda-oo-dalka-jabuuti-lagu-soo-dhaweeyey\/","title":{"rendered":"Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Wafdi ka socda oo Dalka Jabuuti lagu soo Dhaweeyey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/wafdi-boosta-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-38952\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/wafdi-boosta-1.jpg\" alt=\"\" width=\"754\" height=\"502\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/wafdi-boosta-1.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/wafdi-boosta-1-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 754px) 100vw, 754px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Tiknolojiyadda Mudane Eng. Cabdi Cashuur Xasan, ayaa maanta gaaray dalka Jabuuti.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wafdiga ayaa waxaa si diirran usoo dhoweeyay Wasiirka Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta dalka Jabuuti Mudane Cabdi Youssouf Sougueh,\u00a0Madaxa Djibouti Telecom Mudane Maxamed Cosoble Buuxe iyo Safiirka Jabuuti u fadhiya dalka Soomaaliya Mudane Aadan Xasan Aadan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka Wasaaradda Boostada Isgaarsiinta iyo Tiknolojiyadda ayaa sheegay in ay kawada hadli doonaan arrimo ku saabsan xiriirka horumarinta Iskaashiga dhinaca Isgaarsiinta iyo boostada.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cWaxa aan u soconaa howllo ay ka mid tahay dhaqan gelinta heshiiska Boostada Jabuuti iyo Soomaaliya oo aan hore u saxiixanay kaas oo ku saabsanaa in Boostada Jabuuti ay noqoto xiriirka Boostada Soomaaliya ee dibedda(Gateway ) iyo arrimo kale oo xiriira horumarinta xiriirka labadda dal ee dhinaca Iskaashiga horumarinta Isgaarsiinta\u201d ayuu yiri Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta iyo Tiknolojiyadda Somaaliya Mudane Eng. Cabdi Cashur Xasan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wafdiga ayaa waxaa la filayaa marka ay kulamadooda dhameystaan in ay warbaahinta faahfaahin ka siiyaan waxa kasoo baxay kulamadooda.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38915\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38916\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38917\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38918\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Tiknolojiyadda Mudane Eng. Cabdi Cashuur Xasan, ayaa maanta gaaray dalka Jabuuti. Wafdiga ayaa waxaa si diirran usoo dhoweeyay Wasiirka Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta dalka Jabuuti Mudane Cabdi Youssouf Sougueh,\u00a0Madaxa Djibouti Telecom Mudane Maxamed Cosoble Buuxe iyo Safiirka Jabuuti u fadhiya dalka Soomaaliya Mudane Aadan Xasan Aadan. Wasiirka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":38952,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-38950","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38950","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=38950"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38950\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":38954,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38950\/revisions\/38954"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/38952"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=38950"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=38950"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=38950"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}