{"id":3893,"date":"2011-11-01T14:35:20","date_gmt":"2011-11-01T14:35:20","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=3893"},"modified":"2011-11-01T14:35:20","modified_gmt":"2011-11-01T14:35:20","slug":"safaarada-turkiga-ee-soomaaliya-oo-howlaheeda-shaqo-dib-ugu-biloweysa-magaalada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/11\/safaarada-turkiga-ee-soomaaliya-oo-howlaheeda-shaqo-dib-ugu-biloweysa-magaalada-muqdisho\/","title":{"rendered":"Safaarada Turkiga Ee Soomaaliya Oo Howlaheeda Shaqo Dib Ugu Biloweysa Magaalada Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/11\/2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-3900\" title=\"2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/11\/2-300x224.jpg\" alt=\"\" width=\"423\" height=\"315\" \/><\/a><\/p>\n<p><strong>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com)<\/strong><\/p>\n<p><strong>Dr Koni <\/strong>oo ah Safiirka dowladda Turkiga U fadhiya dalka Soomaaliya oo maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa sheegay in safaarada dowlada Turkiga \u00a0ku lahaanjirtay magaalada Muqdisho ay haatan Dib u howlgalayso Iyadoona ay Iminkaba Socoto Howlaheeda.<\/p>\n<p>Safiirka Dowlda Turkiga wakiilka ugu ah dalka soomaaliya<strong> Dr Koni<\/strong> oo ka soo degey garoonka Diyaaradaha ee Adan Cadde ayaa\u00a0 sheegay in xiriirka labada dal ee Soomaaliya iyo Turkiga uu meel hagaagsan marayo<\/p>\n<p>Waxa uu sidoo Kale Sheegay in markaan ay dowlada Turkiga diyaar u tahay in ay gacan ka geysato arrimaha Howlo Dhowr Ah Oo Uu ka Xusay Dhanka Amaanka iyo waliba arimpo farabadan.<\/p>\n<p><strong>Xaamud Cali <\/strong>oo isna ah Wasiiru dawlaha wasaarada arimaha dibadda Dowlada TFG-da ee Soomaaliya iyo saraakiil ka tirsan wasaarada arrimaha dibada ayaa ka qeybgalay soo dhoweynta <strong>Dr Koni <\/strong>safiirka soomaaliya ugu wakiilka ah Dowlada Turkiga.<\/p>\n<p>Iyadoo horey Looga Bartay \u00a0Dowlada Turkiga In ay \u00a0gacan laxaad leh ka geysato sidii gargaar loogu fidin lahaa dadka ay abaaruhu daashadeen Ee ka soo barakacay Gobolada Dalka Soomaaliya soona gaaray magaalada Muqdisho ayaa haatan Dalka Ka Fureyso Safaaradeeda<\/p>\n<p>Dowlada Turkiga ayaa horey Ugu furtay Xarumo caafimaad oo lagu dabiibayo Bukaanada u Dhashay Dalka Soomaaliya Arday Farabadanna \u00a0ka Dhoofisay Dalaka Soomaaliya Iyadoo Dalka Dibadiisa U Geysay Sidii Ay Dalkoodii U Hormarinlahaayeen.<\/p>\n<p><strong>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com)<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com) Dr Koni oo ah Safiirka dowladda Turkiga U fadhiya dalka Soomaaliya oo maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa sheegay in safaarada dowlada Turkiga \u00a0ku lahaanjirtay magaalada Muqdisho ay haatan Dib u howlgalayso Iyadoona ay Iminkaba Socoto Howlaheeda. Safiirka Dowlda Turkiga wakiilka ugu ah dalka soomaaliya Dr Koni [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-3893","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3893","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3893"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3893\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3902,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3893\/revisions\/3902"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3893"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3893"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3893"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}