{"id":38914,"date":"2017-08-14T17:55:33","date_gmt":"2017-08-14T14:55:33","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=38914"},"modified":"2017-08-14T18:07:44","modified_gmt":"2017-08-14T15:07:44","slug":"maamulka-gbanaadir-iyo-wasaaradda-dastuurka-oo-kulan-ka-yeeshey-arrimaha-dib-u-eegista-dastuurka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/08\/maamulka-gbanaadir-iyo-wasaaradda-dastuurka-oo-kulan-ka-yeeshey-arrimaha-dib-u-eegista-dastuurka\/","title":{"rendered":"Maamulka G\/Banaadir iyo Wasaaradda Dastuurka oo Kulan ka yeeshey Arrimaha Dib u eegista Dastuurka."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/w-dastuurka-iyo-g-banaadir.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-38923\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/w-dastuurka-iyo-g-banaadir.jpg\" alt=\"\" width=\"849\" height=\"566\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/w-dastuurka-iyo-g-banaadir.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/w-dastuurka-iyo-g-banaadir-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 849px) 100vw, 849px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shalay kulan wadatashi ah oo ku saabsanaa hanaanka dib-u-eegista Dastuurka la yeelatay Maamulka Gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Kulanka oo ay ka soo qaybgaleen Gudoomiyaha Gobolka Banaadir, Gudoomiye Ku-Xigeenada, Xoghaya-Guud ee Gobolka, iyo Gudoomiyayaasha Degmooyinka ayaa waxaa looga hadlay arrimo ay kamid ahaayeen dib-u-egiista Dastuurka iyo Maqaamka Muqdisho.<\/p>\n<p>Wasiir Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil oo kulanka ka hadlay ayaa sheegay in muhiim ay tahay wadashaqayn dhexmarta Wasaaradda iyo Maamulka G\/Banaadir oo ku aadan dib-u-eegista Dastuurka.<\/p>\n<p>\u201cMaanta waxaa farxad wayn inoo ah inaan la kulanno Maamulka Gobolka Banaadir oo aan ka talagelino hannaanka dib-u-eegsita Dastuurka, waxaa muhiim inoo ah inaan yeelanno wadashaqayn si aan isaga kaashano hawlaha ina horyaalla, waana hubaa madaxda gobolka in ay yihiin masuuliyiin aan si dhaw u wadashaqayn doonno\u201d ayuu yiri Wasiirka.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, Gudoomiyaha Gobolka ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Taabid ayaa uga mahadceliyay Wasaaradda hawlaha ay qabatay mudooyinkii dambe isaga oo u ballanqaaday in ay si dhaw u wadashaqayn doonaan.<\/p>\n<p>Ugu dambayn, Gudoomiyayaasha Degmooyinka ayaa fikradahooda ku saabasan Geedi-socodka dib-u-eegista Dastuurka la wadaagay Wasaaradda.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38915\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38916\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38917\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38918\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shalay kulan wadatashi ah oo ku saabsanaa hanaanka dib-u-eegista Dastuurka la yeelatay Maamulka Gobolka Banaadir. Kulanka oo ay ka soo qaybgaleen Gudoomiyaha Gobolka Banaadir, Gudoomiye Ku-Xigeenada, Xoghaya-Guud ee Gobolka, iyo Gudoomiyayaasha Degmooyinka ayaa waxaa looga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":38923,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-38914","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38914","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=38914"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38914\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":38924,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38914\/revisions\/38924"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/38923"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=38914"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=38914"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=38914"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}