{"id":38910,"date":"2017-08-14T00:06:02","date_gmt":"2017-08-13T21:06:02","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=38910"},"modified":"2017-08-14T00:07:54","modified_gmt":"2017-08-13T21:07:54","slug":"taliyaha-laanta-socdaalka-iyo-jinsiyadaha-gsare-maxamed-aadan-jimcaale-oo-soo-dhaweyn-loogu-sameeyey-dalka-sweden","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/08\/taliyaha-laanta-socdaalka-iyo-jinsiyadaha-gsare-maxamed-aadan-jimcaale-oo-soo-dhaweyn-loogu-sameeyey-dalka-sweden\/","title":{"rendered":"Taliyaha Laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha G\/sare Maxamed Aadan Jimcaale oo Soo dhaweyn loogu sameeyey Dalka SWEDEN."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/taliye-koofi.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-38911\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/taliye-koofi.jpg\" alt=\"\" width=\"801\" height=\"533\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/taliye-koofi.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/taliye-koofi-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 801px) 100vw, 801px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaalada Stockholm, caasimadda dalka Sweden, ayaa xaflad casho sharaf ah oo soo dhaweyn ah waxa ay xalay ugu sameysay maqaayadda weyn ee Juba Restuarant Agaasimaha Hey\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ee dowladda Soomaaliya Maxamed Aadan (Koofi) iyo Cali Cabdi Wardheere (Cali Yare) oo ka howl-gala xafiiska madaxweynaha Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Soo dhaweynta iyo xafladda oo aheyd mid si weyn loo soo abaabulay ayaa waxaa ka qeyb -galay qeybaha kala duwan ee jaaliyadda Soomaaliyeed ee Stockholm, sida madaxda ururada bulshada, odayaasha, haweenka, dhallinyarada,aqoonyahannada iyo bahda ciyaaraha.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa halkaasi gabay qiimo badan oo waddaniyadeed ka soo jeediyey abwaanka weyn ee Soomaaliyeed Abwaan Mustafa Shiikh Cilmi.<\/p>\n<p align=\"justify\">Agaasimaha hay\u2019adda socdaalka iyo jinsiyadda Maxamed Aadan (Koofi), oo safaro shaqo ku jooga Yurub, ayaa jaaliyadda Soomaaliyeed uga warbixiyey howlaha hey\u2019adda iyo horumarka ay ka gaartay dhinaca maamulka arrimaha socdaalka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale waxa uu agaasimuhu ka warbixiyey arrimaha la xiriira baasaboorka Soomaaliga iyo aqoonsigiisa, wuxuuna ka jawaabay su\u2019aalo la xiriira arrimaha socdaalka ee dalka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ugu dambeyntii waxaa kulanka qudbad aad dheer ka soo jeediyey Cali Cabdi Wardheere (Cali Yare)oo ka howlgalaXafiiskaMadaxweynaha.<\/p>\n<p align=\"justify\">Khudbada Cali Yare ayaa isugu jirtay ka warbixin xaalada guud ee uu dalka marayo, waxyaabaha u qamsoomay dowladda Soomaaliya, iyo qorshayaashooda soo socda.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxa uu sheegay in horumar weyn laga sameeyey dhinacyada amniga, dowlad wanaagga iyo la dagaalanka musuqmaasuqa.<\/p>\n<p align=\"justify\">Kulanka soo dhaweynta waxa uu ku soo dhammaday jawi aad u deggan oo madaxdii iyo martigii joogtay ay ku qanceen.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38757\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38758\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38759\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38760\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaalada Stockholm, caasimadda dalka Sweden, ayaa xaflad casho sharaf ah oo soo dhaweyn ah waxa ay xalay ugu sameysay maqaayadda weyn ee Juba Restuarant Agaasimaha Hey\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ee dowladda Soomaaliya Maxamed Aadan (Koofi) iyo Cali Cabdi Wardheere (Cali Yare) oo ka howl-gala xafiiska madaxweynaha Soomaaliya. Soo dhaweynta iyo xafladda oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":38911,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-38910","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38910","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=38910"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38910\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":38913,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38910\/revisions\/38913"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/38911"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=38910"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=38910"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=38910"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}