{"id":38902,"date":"2017-08-13T23:09:45","date_gmt":"2017-08-13T20:09:45","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=38902"},"modified":"2017-08-13T23:17:10","modified_gmt":"2017-08-13T20:17:10","slug":"kaararka-codeynta-slnd-oo-qalalaase-laga-soo-sheegayo-deegaano-kamid-ah-gobolka-sool","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/08\/kaararka-codeynta-slnd-oo-qalalaase-laga-soo-sheegayo-deegaano-kamid-ah-gobolka-sool\/","title":{"rendered":"Kaararka Codeynta Slnd oo Qalalaase Laga soo sheegayo Deegaano kamid ah Gobolka SOOL."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/sool.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-38903\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/sool.jpg\" alt=\"\" width=\"843\" height=\"598\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/sool.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/sool-300x213.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 843px) 100vw, 843px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Laba qof ayaa ku dhaawacmay degaanka Xalin oo ka tirsan degmada Taleex, kaddib markii ay halkaa tageen howlwadeennada Kaararka codeynta doorashada Soomaaliland.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dad Goobjoogayaal ah ayaa Warbaahinta u sheegay in qalalaase ka bilaawdeen dhawr goobood, kaddib markii ay soo gaareen in dad dhaawacmeen.<\/p>\n<p align=\"justify\">Kulamo ayaa socda sidii xal looga gaadhi lahaa qalalaasaha saamayn xoogleh ku yeelatay qaybinta kaararka ayuu yidh Goobe.<\/p>\n<p align=\"justify\">Qalalaasahan ayaa waxaa sii xoojiyey kadib markii duleedka magaalada Taleex lagu diley nin, taas oo aan ilaa hada la hubin sababta keentay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dhinaca kale habeenimadii xalay waxaa magaalada Xuddun dhaawac lagu gaadhsiiyey dhagax iyo ullo ah hawlwadeenadii kaadh qaybinta loo geeyey.<\/p>\n<p align=\"justify\">Weriyaha TVpga Soomaalind ee G. Sool Barkhad Cumar oo ka mid ahaa dadka dhaawacu soo gaadhey ayaa sidoo kale warbaahinta u sheegay in dad qaylinaya ay ku bilaabeen dhagax, waxaana uu sheegay in ciidamadu ay markiiba xakameeyeen.<\/p>\n<p align=\"justify\">Rabshadahan lala beegsanayo kooxaha kaararka qaybinaya ayaa ah kuwo diidan dadka goobahaasi lagu soo qoray oo ay doonayeen in ay noqdaan kuwa deegaanka iyo kuwo arimo siyaasadeed lala xiriirinayo.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38757\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38758\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38759\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38760\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Laba qof ayaa ku dhaawacmay degaanka Xalin oo ka tirsan degmada Taleex, kaddib markii ay halkaa tageen howlwadeennada Kaararka codeynta doorashada Soomaaliland. Dad Goobjoogayaal ah ayaa Warbaahinta u sheegay in qalalaase ka bilaawdeen dhawr goobood, kaddib markii ay soo gaareen in dad dhaawacmeen. Kulamo ayaa socda sidii xal looga gaadhi lahaa qalalaasaha saamayn xoogleh ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":38903,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-38902","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38902","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=38902"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38902\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":38905,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38902\/revisions\/38905"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/38903"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=38902"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=38902"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=38902"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}