{"id":38894,"date":"2017-08-13T21:00:00","date_gmt":"2017-08-13T18:00:00","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=38894"},"modified":"2017-08-13T21:23:26","modified_gmt":"2017-08-13T18:23:26","slug":"maxamed-faarax-mo-farah-oo-markii-shanaad-ku-guul-dareystey-orodka-masaafada-dheer","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/08\/maxamed-faarax-mo-farah-oo-markii-shanaad-ku-guul-dareystey-orodka-masaafada-dheer\/","title":{"rendered":"Maxamed Faarax (MO FARAH) oo Markii Shanaad ku guul dareystey Orodka Masaafada Dheer."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/maw-farah.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-38896\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/maw-farah.jpg\" alt=\"\" width=\"827\" height=\"465\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/maw-farah.jpg 624w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/maw-farah-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 827px) 100vw, 827px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Maxamed Faarax (Mo Farah) ayaa xalay ku guuldareystay inuu ku guuleysto billada dahabka orodka shanta kun ee mitir ee tartanka ciyaaraha Atlaletic-kadda adduunka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Tartanka ayaa waxaa uu ka socday magaalladda London ee caasimada England.<\/p>\n<p align=\"justify\">Haddii uu xalay ku guuleysan lahaa waxaa ay u noqon laheyd tarkankiisii shanaad ee isku xiga ee uu ku guuleysto, gaar ahaan tartanka masaafadda dheer.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sir Mo, ayaa galay kaalinta labaad halka Muktar Edris, oo u dhashay dalka Ethiopia-yana uu galay kaalinta koowaad, waxaana uu sidaasi ugu guuleystay billada dahabka, halka Mo Farah uu helay bilada qalinka.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cWaxaa uu ahaa safar dheer, balse wax la aamini karo ma ahan\u201d, ayuu BBC-ddu u sheegay Sir Mo.<\/p>\n<p align=\"justify\">34-jirkan, ayaa siddeed maalmood ka hor ku guuleystay tartanka 10,000 ee miter, balse markan waa uu lumiyay tartankan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waa marki labaad oo uu ku dhacay inuu qaado bilada dahbiga ah dhamaan tartamadi caalamiga ahaa ee uu ka qeybgalay Mo Farah tan iyo sanadki 2011-kii.<\/p>\n<p align=\"justify\">Farah, oo afar jeer ku guuleystay ciyaaraha Olympic adduunka, ayaa xirfadiisa kusoo gaba-gabeynaya ku guuleysiga 10 koob oo dahab ah iyo labo qalin ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38757\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38758\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38895\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-2.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-2.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-2-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38760\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxamed Faarax (Mo Farah) ayaa xalay ku guuldareystay inuu ku guuleysto billada dahabka orodka shanta kun ee mitir ee tartanka ciyaaraha Atlaletic-kadda adduunka. Tartanka ayaa waxaa uu ka socday magaalladda London ee caasimada England. Haddii uu xalay ku guuleysan lahaa waxaa ay u noqon laheyd tarkankiisii shanaad ee isku xiga ee uu ku guuleysto, gaar [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":38896,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-38894","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38894","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=38894"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38894\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":38898,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38894\/revisions\/38898"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/38896"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=38894"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=38894"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=38894"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}