{"id":38874,"date":"2017-08-13T04:26:31","date_gmt":"2017-08-13T01:26:31","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=38874"},"modified":"2017-08-13T04:27:05","modified_gmt":"2017-08-13T01:27:05","slug":"iska-hor-imaadyo-rabshado-wata-oo-xaley-ka-dhacey-qaybo-kamid-ah-dalka-kenya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/08\/iska-hor-imaadyo-rabshado-wata-oo-xaley-ka-dhacey-qaybo-kamid-ah-dalka-kenya\/","title":{"rendered":"Iska Hor imaadyo Rabshado Wata oo Xaley ka dhacey Qaybo kamid ah Dalka Kenya."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/rabshado-kenya.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-38875\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/rabshado-kenya.jpg\" alt=\"\" width=\"841\" height=\"473\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/rabshado-kenya.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/rabshado-kenya-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 841px) 100vw, 841px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Rasaas ayaa laga maqlay qeybo ka mid ah xaafaddaha ay ku badan yihiin taageerayaasha hogaamiyaha mucaaradka Raila Odinga, kaddib ku dhawaaqistii xalay Uhuru Kenyatta in uu ku guuleystay doorashadii madaxweynaha shanta sano ee soo socta.<\/p>\n<p align=\"justify\">Gaar ahaan rabashadahan ayaa intooda badan waxaa ay ka dhaceen xaafaddaha\u00a0Kibera iyo Mathare\u00a0oo ah xaafaddo isku raran ah oo ay ku nool yihiin dadka saboolka ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale magaalada dhinaca galbeedka ku taalla Kisumu rabshado ayaa ka dhacay, waxaana iska horyimid dad carreysan iyo ciidammada booliiska ee rabashadaha ka hortaga.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ciidamada booliiska Kenya ayaa rasaasta dadka ka ilmeysiisa ku furay dad rabshado ka dhigay, kuwaa oo ku qeylinayay magaca hogaamiyaha mucaaradka Raila Odinga.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dhinaca kale, hay\u2019adda Human Rights Watch ayaa booliska Kenya ugu baaqday in ay is-xakameeyaan xiligan xasaasiga ah oo aanay awood u isticmaallin dadka dibadbaxyada sameynaya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Human Rights Watch waxay sheegtay in dibadbaxyada dhacaya iyo rasaas xoog badan oo meelaha qaarkood laga soo sheegayo, ay muhiim u tahay ciidanka amniga inay xaaladda dajiyaan ee aanay uga sii darin rabshadaha.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cBooliska yaanay isticmaalin suntan dada kaga ilmeysiisa iyo rasaasta nool\u201d sidaasi waxaa sheegay Otsieno Namamaya oo ka tirsan hay&#8217;adda Human rigths Watch.<\/p>\n<p align=\"justify\">Natiijada xalay ay ku dhawaaqeen guddiga doorashada dalka Kenya ayaa horayba loo sii saadaalinayay, hasse ahaatee mucaaradka mar walba waxaa ay ka biyo \u2013diidanaayeen in natiijadu aheyd mid sax ah, iyaga oo sheegay in wax is daba marin lagu sameeyay codadkii la dhiibtay.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38757\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38758\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38759\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38760\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Rasaas ayaa laga maqlay qeybo ka mid ah xaafaddaha ay ku badan yihiin taageerayaasha hogaamiyaha mucaaradka Raila Odinga, kaddib ku dhawaaqistii xalay Uhuru Kenyatta in uu ku guuleystay doorashadii madaxweynaha shanta sano ee soo socta. Gaar ahaan rabashadahan ayaa intooda badan waxaa ay ka dhaceen xaafaddaha\u00a0Kibera iyo Mathare\u00a0oo ah xaafaddo isku raran ah oo ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":38875,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-38874","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38874","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=38874"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38874\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":38877,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38874\/revisions\/38877"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/38875"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=38874"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=38874"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=38874"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}