{"id":38849,"date":"2017-08-11T20:44:24","date_gmt":"2017-08-11T17:44:24","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=38849"},"modified":"2017-08-11T21:16:14","modified_gmt":"2017-08-11T18:16:14","slug":"shirka-barlamaanada-africa-oo-gudoomiyaha-barlamaanka-soomaaliya-khudbad-ka-jeediyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/08\/shirka-barlamaanada-africa-oo-gudoomiyaha-barlamaanka-soomaaliya-khudbad-ka-jeediyey\/","title":{"rendered":"SHirka Barlamaanada Africa oo Gudoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya KHudbad ka jeediyey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/barlamaanada-afrika.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-38850\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/barlamaanada-afrika.jpg\" alt=\"\" width=\"817\" height=\"544\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/barlamaanada-afrika.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/barlamaanada-afrika-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 817px) 100vw, 817px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Guddoomiyaasha Barlamaannada dalalka Qaaradda Africa, ayaa kulankoodii sanadlaha ahaa waxaa saacadihii lasoo dhaafay uu uga furmay xarunta Baarlamaanka Africa ee magaalladda Johansbeg.<\/p>\n<p align=\"justify\">Soomaaliya oo qeyb ka ah dalalka Africa, ayaa waxaa shirkaasi uga qeyb-galaya Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan \u201cJawaari\u201d.<\/p>\n<p align=\"justify\">Md. Jawaari, ayaa wafdigiisa waxaa qeyb ka ah, Safiirka Soomaaliya u fadhiya Dalka South Africa Jamaal Maxamed Barrow, wasiiro iyo xubno kale.<\/p>\n<p align=\"justify\">Kulanka waxaa looga hadlayay arrimo muhim ah oo quseeya Qaarada Africa gaar ahaan dhallinyarada Africa sidii loogu diyaarin lahaa hogaaminta Siyaasadda Qaaradda iyo maamulka dhaqaallaha, iyada oo la siinayo fursadahii ay kula wareegi lahaayeen howshaas.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cBulshada Soomaaliyeed 70% da\u2019dooda waxay ka hooseeysaa 30 jir, halka 42% da\u2019dooda ay u dhexeyso 14 ilaa 29 kuwaasi oo ay horyaallaan arrimo badan oo xal u baahan\u201d, \u00a0sidaasi waxaa kulanka ka sheegay Guddoomiyaha Golaha shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari.<\/p>\n<p align=\"justify\">Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliyeed Md. Maxamed Sheikh Cusmaan \u201cJawaari\u201d ayaa waxaa uu sheegay in dhallinyarada looga baahan yahay in garab laga siiyo saddax dhinac.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2o11@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38757\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38758\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38759\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38760\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaasha Barlamaannada dalalka Qaaradda Africa, ayaa kulankoodii sanadlaha ahaa waxaa saacadihii lasoo dhaafay uu uga furmay xarunta Baarlamaanka Africa ee magaalladda Johansbeg. Soomaaliya oo qeyb ka ah dalalka Africa, ayaa waxaa shirkaasi uga qeyb-galaya Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan \u201cJawaari\u201d. Md. Jawaari, ayaa wafdigiisa waxaa qeyb ka ah, Safiirka Soomaaliya u fadhiya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":38850,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-38849","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38849","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=38849"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38849\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":38852,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38849\/revisions\/38852"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/38850"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=38849"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=38849"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=38849"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}