{"id":38839,"date":"2017-08-11T18:02:18","date_gmt":"2017-08-11T15:02:18","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=38839"},"modified":"2017-08-11T18:03:16","modified_gmt":"2017-08-11T15:03:16","slug":"maamulka-buuloberde-oo-furey-waddo-in-muddo-ah-xirneyddadka-deegankuna-ku-farxeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/08\/maamulka-buuloberde-oo-furey-waddo-in-muddo-ah-xirneyddadka-deegankuna-ku-farxeen\/","title":{"rendered":"Maamulka Buuloberde oo Furey waddo in muddo ah Xirneyd,dadka Deegankuna ku Farxeen."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/wado-la-furey-buloberde.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-38840\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/wado-la-furey-buloberde.jpg\" alt=\"\" width=\"770\" height=\"433\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/wado-la-furey-buloberde.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/wado-la-furey-buloberde-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 770px) 100vw, 770px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Maamulka Degmada Bula Burde ayaa bilaabay kor u qaadida bilicda magaalada, iyada oo uu hogaaminayo Guddoomiyaha Degmada Mudane Cabdi Daahir Guure iyo Qeybaha kale duwan ee Bulshada.<\/p>\n<p>Howlaha nadaafadeed ayaa lagu sameynayaa Bartamaha Magaalada, taasi oo qeyb ka ah qorshaha guddoomiyaha ee horumarinta Magaalada.<\/p>\n<p>Meelaha \u00a0howlaha Nadaafadeed laga bilaabay ayaa waxaa ka mid ah Xarunta aamulka, Maxkamadda,iyo afaafka hore ee Masaajidka weyn ee ku yaala bartamaha magaalada, waxaana talaabadani bilowga ah soo dhoweeyay Bulshada ku dhaqan Degmada Bula Burde ee Gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>Sidoo Kale Guddoomiyaha Cusub ee Degmada Bula Burde Mudane Cabdi Daahir Guure ayaa furay Wadada laamiga ah ee dhexmarta Magaalada taa oo mudo u xirneeyd Ciidamada Amisom, Iyo kuwa Xoogga Dalka Soomaaliya, waxaana wadadaasi ay tahay mid shacabka ay isticmaali karaan, waxaana ay ku timid in la furo wadadaasi kulamo xiriir ah oo dhex maray Guddoomiyaha iyo Saraakiisha Ciidamada.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Dagmada Bula Burde ee Gobolka Hiiraan Mudane Cabdi Daahir Guure oo warbaahinta la hadlay xili ay ku howlanaayeen howlahaasi nadaafadda ayaa sheegay in ay doonayaan in magaalada ay isbedel ka sameeyaan islamarkaana ay ka shaqeynayaan sidii loo horumarin lahaa, tanina ay qeyb ka tahay dadaalada ay ku doonayaan sidii bilicda magaalada kor loogu qaadi lahaa.<\/p>\n<p>Waa talaabadii ugu horeysay oo uu qaado maamulka Cusub ee Dagmada Bula Burde Ee Gobolka Hiiraan tan iyo markii la magacaabay Maamulkaasi.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38757\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38758\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38759\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38760\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; Maamulka Degmada Bula Burde ayaa bilaabay kor u qaadida bilicda magaalada, iyada oo uu hogaaminayo Guddoomiyaha Degmada Mudane Cabdi Daahir Guure iyo Qeybaha kale duwan ee Bulshada. Howlaha nadaafadeed ayaa lagu sameynayaa Bartamaha Magaalada, taasi oo qeyb ka ah qorshaha guddoomiyaha ee horumarinta Magaalada. Meelaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":38840,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-38839","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38839","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=38839"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38839\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":38841,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38839\/revisions\/38841"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/38840"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=38839"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=38839"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=38839"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}