{"id":38835,"date":"2017-08-11T16:06:10","date_gmt":"2017-08-11T13:06:10","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=38835"},"modified":"2017-08-11T16:06:43","modified_gmt":"2017-08-11T13:06:43","slug":"hawl-galkii-lagu-amrey-in-la-dilo-madaxii-al-shabaab-ee-gobolka-banaadir-oo-mweyne-farmaajo-amrey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/08\/hawl-galkii-lagu-amrey-in-la-dilo-madaxii-al-shabaab-ee-gobolka-banaadir-oo-mweyne-farmaajo-amrey\/","title":{"rendered":"Hawl-galkii lagu amrey in la dilo Madaxii Al-shabaab ee Gobolka Banaadir oo m\/weyne Farmaajo Amrey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/farmaajo-tuute.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-38836\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/farmaajo-tuute.jpg\" alt=\"\" width=\"786\" height=\"442\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/farmaajo-tuute.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/farmaajo-tuute-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 786px) 100vw, 786px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmajo), ayaa la sheegay in uu amray howlgal qorsheysan oo ay ciidanka dowladda iyo saaxiibada caalamka ay ka fuliyeen deegaanka ShaashWeyn oo bannaanka ka ah gobolka Banaadir.<\/p>\n<p align=\"justify\">Howlgalka ayaa waxaa lagu dilay sarkaal sare oo dowladda ay sheegtay in uu mas\u2019uul ka ahaa qorsheyaasha lagu fulinayey qaraxyada iyo dilalka qorsheysan ee ka dhacayey Muqdisho, kuwaas oo lagu dilay dad shacab ah oo aan waxba galabsan, sida hadalka loo dhigay.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cLabadii usbuuc ee u dambeysey geesiyaasha ciidanka Soomaalida ayaa bartilmaameysanyey jid-gooyooyin ay Al Shabaab lacago uga qaadaan shacabka, oo weliba weeraradaas mid ka ah lagu qaarajiyey horjoogihii Muqdisho u qaabilsanaa Al-Shabaab oo lagu magacaabi jirey Cali Maxamed Xuseen (Cali Jabal)\u201d, sidaasi waxaa lagu yiri war kasoo baxay dowladda.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cMadaxweyne Farmaajo iyo dowladiisa ayaa ay ka go\u2019antahay in Al Shabaab laga ciribtiro dalka, si shacabka looga badbaadiyo qaraxyada iyo dilalka qorsheysan, taas oo shacabka Soomaaliyeed, kuwa Afrikada Bari iyo Caalamkaba dan u ah\u201d, ayaa sidoo kale lagu yiri warka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Milatariga Mareykanka ayaa xaqiijiyey in weerar duqeyn ah oo dhacay dhawaan lagu beegsaday, laguna dilay hoggaamiye sare oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab.<\/p>\n<p align=\"justify\">Cali Maxamed Xuseen oo ahaa guddoomiyihii Al-Shabaab ugu magacownaa Muqdisho, islamarkaana ka mid ahaa xubnaha ugu cod karsan A; Shabaab ayaa lagu dilay duqeynta.<\/p>\n<p align=\"justify\">Bayaan kasoo baxay taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika ee AFRICOM ayaa lagu sheegay in Cali Maxamed Xuseen uu ahaa qofka kaliya ee weerarka lagu dilay, islamarkaana aysan jirin wax khasaare shacab ah oo ka dhashay.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cMareykanka waxaa howlgalkan la fuliyey saaxiibadeena gobolka, wuxuuna jawaab toos u ahaa ficillada Al-Shabaab, oo ay ku jiraan weerarkii dhowaan lagu qaaday ciidamada Soomaalida\u201d ayaa lagu yiri bayaanka.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38757\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38758\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38759\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38760\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/farmaajo-tuute.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38836\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/farmaajo-tuute.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/farmaajo-tuute.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/farmaajo-tuute-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmajo), ayaa la sheegay in uu amray howlgal qorsheysan oo ay ciidanka dowladda iyo saaxiibada caalamka ay ka fuliyeen deegaanka ShaashWeyn oo bannaanka ka ah gobolka Banaadir. Howlgalka ayaa waxaa lagu dilay sarkaal sare oo dowladda ay sheegtay in uu mas\u2019uul ka ahaa qorsheyaasha lagu fulinayey qaraxyada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":38836,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-38835","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38835","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=38835"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38835\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":38838,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38835\/revisions\/38838"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/38836"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=38835"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=38835"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=38835"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}