{"id":38812,"date":"2017-08-09T19:44:33","date_gmt":"2017-08-09T16:44:33","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=38812"},"modified":"2017-08-09T19:44:58","modified_gmt":"2017-08-09T16:44:58","slug":"allaha-u-naxariistee-dalka-india-oo-uu-ku-geeryoodey-wariye-axmed-kismaayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/08\/allaha-u-naxariistee-dalka-india-oo-uu-ku-geeryoodey-wariye-axmed-kismaayo\/","title":{"rendered":"Allaha U Naxariistee Dalka India oo uu Ku Geeryoodey Wariye Axmed Kismaayo."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/axmed-kismaayo.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-38813\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/axmed-kismaayo.jpg\" alt=\"\" width=\"724\" height=\"724\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/axmed-kismaayo.jpg 480w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/axmed-kismaayo-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/axmed-kismaayo-300x300.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/axmed-kismaayo-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 724px) 100vw, 724px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Allaha u naxariistee Wariye Ahmed Maxamed Cali (Ahmed Kismaayo), ayaa ku geeryooday isbitaal ku yaalla dalka India.<\/p>\n<p align=\"justify\">Marxumka, ayaa muddooyinkii lasoo dhaafay waxaa uu xaalad caafimaad uu u joogay Magaalladda Nairobi iyadoo laba todobaad ka hor uu tagay dalka India.<\/p>\n<p align=\"justify\">Axmed Kismayo ayaa la xaqiijiyay saaka aroortii inuu u geeriyooday xaaladii dhanka caafimaadka aheyd ee haysatay, sida ay xaqiijiyeen qaar ka tirsan ehelada Marxuumka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wariyaha ayaa waxaa mudo aad u badan uu lasoo shaqeeyay laanta Afka Soomaaliga ee BBC-da.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dhinaca kale Axmed wuxuu ka mid ahaa Wariyayaashii Wasaaradda Warfaafinta ee Dowaldii Somaliya, markii bur burku uu dhacay wuxuu ka mid noqday aasaasaayaashii Warbaahinta Puntland, waxaana uu billaabay soo saarista Wargeys madax banaan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Suxufiyiinta Soomaaliyed ayaa u diray qoyska Marxuumka tacsi, waxaana Alle ay uga baryeen in Janadii Fardowso uu ka waraabiyo.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38757\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38758\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38759\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38760\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Allaha u naxariistee Wariye Ahmed Maxamed Cali (Ahmed Kismaayo), ayaa ku geeryooday isbitaal ku yaalla dalka India. Marxumka, ayaa muddooyinkii lasoo dhaafay waxaa uu xaalad caafimaad uu u joogay Magaalladda Nairobi iyadoo laba todobaad ka hor uu tagay dalka India. Axmed Kismayo ayaa la xaqiijiyay saaka aroortii inuu u geeriyooday xaaladii dhanka caafimaadka aheyd ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":38813,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-38812","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38812","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=38812"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38812\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":38815,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38812\/revisions\/38815"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/38813"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=38812"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=38812"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=38812"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}