{"id":38768,"date":"2017-08-08T15:39:53","date_gmt":"2017-08-08T12:39:53","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=38768"},"modified":"2017-08-08T15:40:56","modified_gmt":"2017-08-08T12:40:56","slug":"dilkii-cali-jabal-oo-mareykanku-ka-hadleymuxuu-ka-sheegey-sida-lagu-dilley","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/08\/dilkii-cali-jabal-oo-mareykanku-ka-hadleymuxuu-ka-sheegey-sida-lagu-dilley\/","title":{"rendered":"Dilkii Cali Jabal oo Mareykanku ka Hadley\/muxuu ka sheegey sida lagu dilley?."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/diyaarado-ouqeyn.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-38769\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/diyaarado-ouqeyn.jpg\" alt=\"\" width=\"827\" height=\"440\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/diyaarado-ouqeyn.jpg 620w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/diyaarado-ouqeyn-300x160.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 827px) 100vw, 827px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Wasaaradda Difaaca ee dalka Mareykanka, ayaa sheegtay in ay ka qeyb-qaadatay howlgal koonfurta dalka Soomaaliya ka dhacay 30-kii bishii Julay, kaas oo lagu dilay taliye sare oo ka tirsanaa Al Shabaab oo u qaabilsanaa qaraxyada ka dhaca magaalladda Muqdishu.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dhinaca kale Wasiirka Warfaafinta ee dowladda Soomaaliya Cabdiraxamaan Yariisoow, ayaa sheegay in duqeynta ay ka dhacday meel u dhow deegaanka Torotoroow, oo ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka ayaa sidoo kale sheegay in duqeynta lagu dilay Cali Maxamed Xuseen Cali Jabal.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cDowladda Soomaaliya ayaa fasaxday howlgal qorsheysan oo ciidanka Soomaalida ay la qaadeen ciidamada aan saaxiibada nahay oo ka dhacay agagaarka Tooro-Toorow, waxaana la rumeysanyahay in lagu dilay mid ka mid ah horjoogayaasha \u00a0Al-Shabaab oo lagu magacaabo Cali Mohamed Xuseen (Cali Jabal)\u201d, sidaasi ayaa lagu yiri war-saxaafadeed kasoo baxay dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale War-saxaafadeedka ayaa lagu yiri \u201cDowladda Federaalka Soomaaliya waxaa ka go\u2019an badbaadada shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p align=\"justify\">Guusha Howlgalkan qorsheysan waa mid yareynaya awooda ay Al-Shabaab ku dili lahaayeen dad aan waxba galabsan ee Soomaaliya, wadamada deriska ah ee Bariga Afrika iyo Caalmka guud ahaan\u201d.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cWasaaradda Gaashaandhigga ee Maraykanka, kaddib markii ay heshay warar lagu hawl-gali karo iyo sirdoon sax ah, waxay qaadday weerar guuleystay, kaas oo ay ku dishay hal mintid oo ka tirsanaa ururka Al-Shabab.\u201d ayaa lagu yiri qoraalka.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38757\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38758\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38759\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38760\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasaaradda Difaaca ee dalka Mareykanka, ayaa sheegtay in ay ka qeyb-qaadatay howlgal koonfurta dalka Soomaaliya ka dhacay 30-kii bishii Julay, kaas oo lagu dilay taliye sare oo ka tirsanaa Al Shabaab oo u qaabilsanaa qaraxyada ka dhaca magaalladda Muqdishu. Dhinaca kale Wasiirka Warfaafinta ee dowladda Soomaaliya Cabdiraxamaan Yariisoow, ayaa sheegay in duqeynta ay ka dhacday [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":38769,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-38768","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38768","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=38768"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38768\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":38771,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38768\/revisions\/38771"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/38769"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=38768"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=38768"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=38768"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}