{"id":38749,"date":"2017-08-06T19:12:45","date_gmt":"2017-08-06T16:12:45","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=38749"},"modified":"2017-08-06T19:22:22","modified_gmt":"2017-08-06T16:22:22","slug":"sadex-ruux-oo-maxkamadda-ciidamada-qalabka-sidda-xukunno-ku-riddey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/08\/sadex-ruux-oo-maxkamadda-ciidamada-qalabka-sidda-xukunno-ku-riddey\/","title":{"rendered":"Sadex Ruux oo Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sidda Xukunno ku riddey."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/liibaan-cali-yaraw.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-38750\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/liibaan-cali-yaraw.jpg\" alt=\"\" width=\"740\" height=\"394\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/liibaan-cali-yaraw.jpg 620w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/liibaan-cali-yaraw-300x160.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 740px) 100vw, 740px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Maxkamadda sare ee ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa maanta oo Axad ah waxaa ay xukuno isugu jira dil iyo xabsi daa\u2019in ku riday saddex qof oo lagu eedeeyey dil ka dhacay magaalladda Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.<\/p>\n<p>Ragga maanta la xukumay ayaa horay waxaa xukuno ugu riday Maxkamadda ciidamada qalabka sida qeybta 60-aad, balse mardambe ayeey racfaan ka qaateen xukunka , hase ahaateen, mar kale ayey Maxkamadda sare ee ciidamada qalabka sida ay xukun ku riday.<\/p>\n<p>Maxkamadda ayaa maanta sheegtay in ragga la xukumay ay ka tirsanyihiin Xarakadda Al Shabaab.<\/p>\n<p>Magacyada saddexda qof ee Maxkamadda xukunada ay ku riday ayaa waxaa lagu kala magacaabaa, Maxamed Aada Cali Booroow, Soomoow Cali Aadan iyo Xasan Cabdullahi Ibraahim.<\/p>\n<p>Mid kamid ragga maanta la xukumay ayaa waxaa lagu eedeeyay in uu horay magaalladda Baydhabo ugu dilay Sheekh Madeer Madgaab Caliyoow.<\/p>\n<p>Sheekha ayaa waxaa la dilay isaga oo ku jira salaadii Taraawiixda ee bishii Ramadaan, sida uu sheegay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Ciidamada Qalabka Sida Liibaan Cali Yarow.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Maxakamadda ayaa sheegay in Maxamed Aada Cali Booroow, lagu xukumay dil toogasho halka Soomoow Cali Aadan iyo Xasan Cabdullahi Ibraahim iyagana lagu xukumay xabsi daa\u2019in.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38713\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38714\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38715\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38716\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; Maxkamadda sare ee ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa maanta oo Axad ah waxaa ay xukuno isugu jira dil iyo xabsi daa\u2019in ku riday saddex qof oo lagu eedeeyey dil ka dhacay magaalladda Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Ragga maanta la xukumay ayaa horay waxaa xukuno [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":38750,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-38749","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38749","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=38749"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38749\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":38751,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38749\/revisions\/38751"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/38750"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=38749"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=38749"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=38749"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}