{"id":38733,"date":"2017-08-06T01:28:15","date_gmt":"2017-08-05T22:28:15","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=38733"},"modified":"2017-08-06T01:29:51","modified_gmt":"2017-08-05T22:29:51","slug":"guddiga-dastuurka-barlamaanka-oo-kulan-la-yeeshey-guddoonka-aqalka-sare-ee-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/08\/guddiga-dastuurka-barlamaanka-oo-kulan-la-yeeshey-guddoonka-aqalka-sare-ee-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Guddiga Dastuurka Barlamaanka oo kulan la yeeshey Guddoonka Aqalka Sare ee Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/gudoonka-aqalka-sare.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-38734\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/gudoonka-aqalka-sare.jpg\" alt=\"\" width=\"811\" height=\"456\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/gudoonka-aqalka-sare.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/gudoonka-aqalka-sare-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 811px) 100vw, 811px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Md. Cabdi Xaashi Cabdulaahi, ayaa maanta magaalladda Muqdishu kula kulmay guddiga la socodka dib-u-eegista Dhaqan-Gelinta-Dastuurka iyo arrimaha Federaalka ee labada aqal ee Baarlamaanka.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa waxaa looga hadlay dardar-gelinta arrimaha dib-u-eegista dastuurka dalka.<\/p>\n<p>Mudane Cabdi Xaashi Cabdulaahi, ayaa sheegay in kulankan uu qayb ka ahaa kulamadii ay gudiyada joogtada ah ee golaha aqalka sare maalmahan u socday.<\/p>\n<p>\u201cMaalinta barri ee bishu ay ku beegan 6, August, waxaa bilaabanaya kulamadii xubnaha aqalka sare ee ay guda galayeen ajandayaasha horyaalla si ay u gutaan waajibaadkooda shaqo,\u201d ayuu yiri guddoomiyaha.<\/p>\n<p>12 Bishii Luulyo ee sanadkan ayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Md. Maxamed Cabdullahi Farmaajo uu furey kalfadhiga labaad ee golaha aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Dhinaca kale Wasiirka Wasaarada Dastuurka Xukuumada Soomaaliya Cabdiraxmaan Xoosh Jabriil, oo maanta hortagay kulan xarunta gollaha shacabka ay ku lahaayeen xildhibaannada baarlamaanka ayaa raali gelin ka bixiyay qoraal uu horay u soo dhigay boggiisa Twitter \u2013ka.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa sidoo kale sheegay inuu diyaar u yahay in markasta oo xubnaha Golaha Shacabka u baahdaan inuu hor yimaado.<\/p>\n<p>Xildhibaannada ayaa Wasiirka u sheegay in uu dar-dargeliyo howlaha ku saabsan Dastuurka dalka.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38713\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38714\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38715\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38716\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Md. Cabdi Xaashi Cabdulaahi, ayaa maanta magaalladda Muqdishu kula kulmay guddiga la socodka dib-u-eegista Dhaqan-Gelinta-Dastuurka iyo arrimaha Federaalka ee labada aqal ee Baarlamaanka. Kulanka ayaa waxaa looga hadlay dardar-gelinta arrimaha dib-u-eegista dastuurka dalka. Mudane Cabdi Xaashi Cabdulaahi, ayaa sheegay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":38734,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-38733","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38733","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=38733"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38733\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":38735,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38733\/revisions\/38735"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/38734"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=38733"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=38733"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=38733"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}