{"id":38725,"date":"2017-08-06T01:00:10","date_gmt":"2017-08-05T22:00:10","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=38725"},"modified":"2017-08-06T01:06:15","modified_gmt":"2017-08-05T22:06:15","slug":"aqalka-wakiilada-somaliland-oo-ay-ku-loolamayaan-xildhibaano-ka-tirsan-golaha-wakiilada-slnd","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/08\/aqalka-wakiilada-somaliland-oo-ay-ku-loolamayaan-xildhibaano-ka-tirsan-golaha-wakiilada-slnd\/","title":{"rendered":"Aqalka Wakiilada Somaliland oo ay ku loolamayaan Xildhibaano Ka tirsan golaha Wakiilada SLND."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/xildh-baashe-somaliland.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-38726\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/xildh-baashe-somaliland.jpg\" alt=\"\" width=\"798\" height=\"450\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/xildh-baashe-somaliland.jpg 635w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/xildh-baashe-somaliland-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 798px) 100vw, 798px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">\u00a0Loolan adag ayaa loogu jira kursiga gudoomiyaha golaha Wakiiladda \u00a0ee maalintii Arbacaddi ee toddobaadkan uu baneeyey gudoomiyihii hore ee golahaasi Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro.<\/p>\n<p align=\"justify\">Saddex xildhibaan oo ka soo wadda jeedda gobolka Sool ayaa loolan adag ugu jira gudoomiyenimadda golaha Wakiiladda, waxaana wararku sheegayaan inuu illaa hadda uu codsigiisii uu gudbiyey xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud (Talyanle) oo ka mid ah saddexda musharax ee u tartamaya jagadaasi.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale, gudoomiye ku xigeenka 1aad ee golahaasi Baashe Maxamed Faarax oo isna ka mid ah saddexda musharax ee u tartamaya jagadaasi ayaan wali xilkii hore iska casilin,isla markaana araajidii tartanka wali usoo gudbin xoghayaha guud ee golahaasi, waxaanay wararku sheegayaan in maalinta Axadda ah ee doorashada la galayo ay u qorshaysan tahay inuu xilkaasi baneeyo, isla markaana uu u tartamo gudoomiyaha golahaasi.<\/p>\n<p align=\"justify\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" id=\"imageuploader1_Image1\" src=\"https:\/\/www.hiiraan.com\/images\/2017\/Aug\/201785636375179490985160Abdiraxmaan%20Talyanleddd.jpg\" alt=\"\" width=\"666\" height=\"391\" \/><\/p>\n<p align=\"justify\">Xildhibaan Saleebaan Cali Koore ayaa isna ilaa hadda araajidii usoo gudbin xafiiska xoghaya guud ee golahaasi oo lagu hagaajinayey, waxaana wararku xusayaan in illaa maanta uu soo xarayn doono waraaqaasi.<\/p>\n<p align=\"justify\">Labadda xildhibaan ee tartanka adag u gallay gudoomiyaha golaha Wakiiladda \u00a0ayaa kala ah Xidhibaan Cabdiraxmaan Talyanle iyo Baashe Maxamed Faarax, waxaana Talyanle uu haysta dhamaan xildhibaanadda xisbiga WADDANI oo gaadhay \u00a027 xildhibaan, waxaanu ku hawlan yahay sidii uu u kasban lahaa xildhibaano kale, haseyeeshe Baashe Maxamed Faarax oo ka soo jeeda xisbiga KULMIYE waxa wiiqaya Saleebaan Cali koore oo aan wali tanaasulin,isla markaana dhawr jeer oo madaxtooyadda looga yeedhay ku gacan saydhay inuu tanaasulo, waxaana looga baqaya inay isla hadhaan labadda xidlhibaan ee KULMIYE ka soo jeedda, isla markaana ka faa\u2019iidaysto xildhibaan Cabdiraxmaan Talyanle oo ay si weyn u taageerayaan xisbiga WADDANI oo xoog iyo xoolaba ku taageeraya inuu xildhibaankaasi noqdo gudoomiyaha golaha Wakiiladda.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u00a0<img decoding=\"async\" id=\"imageuploader1_Image1\" src=\"https:\/\/www.hiiraan.com\/images\/2017\/Aug\/201785636375180082315417ddd.jpg\" alt=\"\" \/><\/p>\n<p align=\"justify\">Si kastaba ha ahaatee, loolan ayaaa marna uu ka dhexeeya labadda xisbi ee WADDANI iyo KULMIYE, marna isku haya deegaannadda ay ka soo kala jeedaan, taas oo kor usii qaadaysa inuu kululaado xafiiltanka ka dhexeeya labadda xisbi.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38713\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38714\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38715\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38716\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0Loolan adag ayaa loogu jira kursiga gudoomiyaha golaha Wakiiladda \u00a0ee maalintii Arbacaddi ee toddobaadkan uu baneeyey gudoomiyihii hore ee golahaasi Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro. Saddex xildhibaan oo ka soo wadda jeedda gobolka Sool ayaa loolan adag ugu jira gudoomiyenimadda golaha Wakiiladda, waxaana wararku sheegayaan inuu illaa hadda uu codsigiisii uu gudbiyey xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":38726,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-38725","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38725","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=38725"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38725\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":38728,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38725\/revisions\/38728"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/38726"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=38725"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=38725"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=38725"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}