{"id":38721,"date":"2017-08-06T00:48:12","date_gmt":"2017-08-05T21:48:12","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=38721"},"modified":"2017-08-06T00:50:06","modified_gmt":"2017-08-05T21:50:06","slug":"cweli-muudeey-gkugeenka-barlamaanka-soomaaliya-oo-ciidamada-uga-digey-in-ay-ku-xadgudbaan-xildhibaanada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/08\/cweli-muudeey-gkugeenka-barlamaanka-soomaaliya-oo-ciidamada-uga-digey-in-ay-ku-xadgudbaan-xildhibaanada\/","title":{"rendered":"C\/weli Muudeey G\/kugeenka Barlamaanka Soomaaliya oo Ciidamada uga digey in ay ku Xadgudbaan Xildhibaanada."},"content":{"rendered":"<p class=\"story-bodyintroduction\" align=\"justify\">\u00a0<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/cweli-muudeey.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-38722\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/cweli-muudeey.jpg\" alt=\"\" width=\"776\" height=\"547\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/cweli-muudeey.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/cweli-muudeey-300x212.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 776px) 100vw, 776px\" \/><\/a><\/p>\n<p class=\"story-bodyintroduction\" align=\"justify\">Guddoonka baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in wasaarrada amniga wixii hadda ka danbeeya lagula xisaabtami doono xadgudubyada lugula kaco xildhibaannada.<\/p>\n<p class=\"story-bodyintroduction\" align=\"justify\">Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee baarlamaanka Soomaaliya Cabdiwali Sheekh Muudeey ayaa sheegay in aan loo dulqaadan doonin sida uu hadalka u dhigay in u dhigay in askarta dowladda ay ku xadgudbaan mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya.<\/p>\n<p class=\"story-bodyintroduction\" align=\"justify\">\u2018\u2019Waxaa la rabaa in ciidamada aad asluub u yeeshaan oo ay karaameeyeen xildhibaannada, ma ogolaaneyno in xildhibaannada karaamada laga qaado, in si qof caadi ah loola dhaqmo marnaba ma ogolaan doono\u2019\u2019 ayuu yiri guddoomiye ku-xigeenka labaad ee baarlamaanka Soomaaliya.<\/p>\n<p class=\"story-bodyintroduction\" align=\"justify\">Waxaa uu sheegay in dowladnimada ku dhisan tahay in hay\u2019adda sharciga ah ee jira isku xushmeeyaan xasaanada ay leeyihiin, isaga oo intaa ku daray in wasaarada amniga looga baahan yahay si gaar ah in uu arintaan uga foojignaado<\/p>\n<p class=\"story-bodyintroduction\" align=\"justify\">Hadalka guddoomiye ku-xigeenka baarlamaanka ayaa imanaya xili bilihii ugu danbeeyay ciidamada dowladda baaritaano xoog leh oo lagu xaqiijinayo amniga ka wadeen magaalada caasimada ah ee Muqdisho.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38713\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38714\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38715\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38716\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0 Guddoonka baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in wasaarrada amniga wixii hadda ka danbeeya lagula xisaabtami doono xadgudubyada lugula kaco xildhibaannada. Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee baarlamaanka Soomaaliya Cabdiwali Sheekh Muudeey ayaa sheegay in aan loo dulqaadan doonin sida uu hadalka u dhigay in u dhigay in askarta dowladda ay ku xadgudbaan mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya. \u2018\u2019Waxaa la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":38722,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-38721","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38721","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=38721"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38721\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":38724,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38721\/revisions\/38724"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/38722"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=38721"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=38721"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=38721"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}