{"id":38677,"date":"2017-08-04T21:03:40","date_gmt":"2017-08-04T18:03:40","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=38677"},"modified":"2017-08-04T21:05:20","modified_gmt":"2017-08-04T18:05:20","slug":"dilkii-cali-maxamed-xuseen-cali-jabal-oo-dawladda-federalku-ku-tilmaantey-mid-wiiqaya-awoodda-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/08\/dilkii-cali-maxamed-xuseen-cali-jabal-oo-dawladda-federalku-ku-tilmaantey-mid-wiiqaya-awoodda-al-shabaab\/","title":{"rendered":"Dilkii Cali Maxamed Xuseen Cali Jabal oo Dawladda Federalku ku Tilmaantey Mid Wiiqaya Awoodda Al- shabaab."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/cali-jabal.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38678\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/cali-jabal.jpg\" alt=\"\" width=\"1200\" height=\"800\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/cali-jabal.jpg 1200w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/cali-jabal-300x200.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/cali-jabal-768x512.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/cali-jabal-1024x683.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1200px) 100vw, 1200px\" \/><\/a>Dhawaan duqeyn iska kaashadeen dowladdaha Soomaaliya iyo Mareykanka ayaa la sheegay in lagu dilay sarkaal sare oo muhiim u ahaa Al-shabaab kaa oo magaciisa lagu sheegay Cali Maxamed Xusseen [Cali Jabal] oo u qaabilsanaa ururka gobolka Banaadir.<\/p>\n<p align=\"justify\">Haddaba dowladda federaalka ayaa sheegtay in weerarka lagu dilay Cali Jabal uu wiiqayo sida ay hadalka u dhigtay falalkii weerarrada iyo is qarxinta isugu jiray ee ururka Al-shabaab.<\/p>\n<p align=\"justify\">Weerarka lagu dilay sarkaalka oo ka dhacay deegaanka Toora-tooroow ee gobolka Shabeellaha hoose ayeey sidoo kale dowladda ku sheegtay in uu noqonayo mid wiiqaya awooda kooxda.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ururka Al-shabaab ayaa dagaal ba\u2019an kula jira dowladda federaalka iyo ciidamada dhinaca militariga ka taageeraya ee AMISOM iyaga oo weerarro dhowr ah oo ay qaadeen ku dilay ciidamo isugu jira kuwa dowladda iyo AMISOM waxaana ugu danbeeyay weerarkii ka dhacay gobolka Shabeellaha hoose oo taliska AMISOM uu sheegay in looga dilay 12 askari.<\/p>\n<p align=\"justify\">Laakiin haddana dhinaca kale dowladda federaalka oo kaashaneysa dowladdaha dhinaca militariga ka taageera ayaa xoojisay weerarrada lagu beegsanayo saraakiisha Al-shabaab oo horay qaar badan oo ka mid ah duqeyn lagu dilay.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38485\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabarak2341-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38486\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabarak2341-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabarak2341-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabarak2341-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38487\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/hormuud-logo-3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38488\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/hormuud-logo-3.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dhawaan duqeyn iska kaashadeen dowladdaha Soomaaliya iyo Mareykanka ayaa la sheegay in lagu dilay sarkaal sare oo muhiim u ahaa Al-shabaab kaa oo magaciisa lagu sheegay Cali Maxamed Xusseen [Cali Jabal] oo u qaabilsanaa ururka gobolka Banaadir. Haddaba dowladda federaalka ayaa sheegtay in weerarka lagu dilay Cali Jabal uu wiiqayo sida ay hadalka u dhigtay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":38678,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-38677","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38677","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=38677"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38677\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":38679,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38677\/revisions\/38679"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/38678"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=38677"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=38677"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=38677"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}