{"id":38673,"date":"2017-08-04T20:36:39","date_gmt":"2017-08-04T17:36:39","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=38673"},"modified":"2017-08-04T20:38:11","modified_gmt":"2017-08-04T17:38:11","slug":"al-shabaab-oo-la-wareegey-gacan-ku-heynta-deegaanka-leego-kadib-markii-ay-isaga-baxeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/08\/al-shabaab-oo-la-wareegey-gacan-ku-heynta-deegaanka-leego-kadib-markii-ay-isaga-baxeen\/","title":{"rendered":"AL-shabaab oo la wareegey Gacan ku heynta Deegaanka Leego kadib markii ay isaga baxeen!!."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/leego.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-38674\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/leego.jpeg\" alt=\"\" width=\"823\" height=\"454\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/leego.jpeg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/leego-300x165.jpeg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 823px) 100vw, 823px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Boqolaal dagaalyahanno ah oo ka tirsan Ururka Al-shabaab kuna hubeysan gadiidka dagaalka ayaa gudaha gallay deegaanka Leego ee gobolka Shabeellaha hoose wax yar uun kaddib markii ay halkaa isaga baxeen ciidamada AMISOM.<\/p>\n<p align=\"justify\">Leego oo 120km u jirta magaalada Muqdisho waxaa ay siweyn ugu dhawdahay degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeelaha hoose waana deegaan Istiraatiji ah marka la eego isku xirka magaalooyinka Baydhabo iyo Muqdisho .<\/p>\n<p align=\"justify\">Sanadihii ugu danbeeyay waxaa ay fariisin u aheyd ciidamada AMISOM gaar ahaan kuwa ka socda dalka Burundi oo 26kii June ee sanadkii 2015-ka weerar dhiig badan uu ku daadday kala kulmay xoogag ka tirsan Al-shabaab.<\/p>\n<p align=\"justify\">Qabsashada deegaanka Leego ee Al-shabaab ayaa u muuqata mid u sahli doonta kooxda in ay kala socdaan dhaq dhaqaaqa waddada isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo oo mar marka qaar ciidamada iyo saraakiisha dowladda isaga gudbi jireen.<\/p>\n<p align=\"justify\">Mas&#8217;uuliyiinta maamulka Koonfur galbeed oo arintan ka hadlay ayaa sheegay in wax laga xumaado tahay in Al-shabaab mar kale la wareegaan deegaan sidaa oo kale muhiim u ah, iyaga oo intaa ku darray in marnaba saraakiisha dowladda iyo AMISOM ku soo warglin tallaabada ay qaadeen.<\/p>\n<p align=\"justify\">Guddoomiyihii deegaanka Leego iyo ilaaladiisa ayaa la sheegay in ay halkaa isaga tageen kaddib markii ay ka war helleen in ay ku soo fool leeyihiin Al-shabaab.<\/p>\n<p align=\"justify\">Inkastoo aan la ogeyn halka rasmiga ah oo ay tageen ciidamada ka guuray saldhigga haddana dadka deegaanka ayaa warbaahinta u sheegay in ay qabaan cabsi la xiriirta in lagu dul dagaalamo.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38485\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabarak2341-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38486\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabarak2341-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabarak2341-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabarak2341-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38487\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/hormuud-logo-3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38488\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/hormuud-logo-3.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Boqolaal dagaalyahanno ah oo ka tirsan Ururka Al-shabaab kuna hubeysan gadiidka dagaalka ayaa gudaha gallay deegaanka Leego ee gobolka Shabeellaha hoose wax yar uun kaddib markii ay halkaa isaga baxeen ciidamada AMISOM. Leego oo 120km u jirta magaalada Muqdisho waxaa ay siweyn ugu dhawdahay degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeelaha hoose waana deegaan Istiraatiji ah marka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":38674,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-38673","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38673","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=38673"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38673\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":38676,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38673\/revisions\/38676"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/38674"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=38673"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=38673"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=38673"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}