{"id":3867,"date":"2011-10-31T13:16:27","date_gmt":"2011-10-31T13:16:27","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=3867"},"modified":"2011-10-31T13:47:48","modified_gmt":"2011-10-31T13:47:48","slug":"dowladaha-kenya-iyo-soomaaliya-madax-kakala-socota-oo-heshiis-ku-kala-saxiixda-magaalada-narobi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/10\/dowladaha-kenya-iyo-soomaaliya-madax-kakala-socota-oo-heshiis-ku-kala-saxiixda-magaalada-narobi\/","title":{"rendered":"Raila Odinga Iyo Gaas Oo Qalinka Ku Duugay Sii Wadista Howl Galka Ciidamada Kenya ee Gudaha Dalka Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/10\/odinga1.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-3871\" title=\"odinga\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/10\/odinga1.jpeg\" alt=\"\" width=\"361\" height=\"240\" \/><\/a><\/p>\n<p><strong>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com)<\/strong><\/p>\n<p>Sida Uu Inoo Xaqiijiyay wariyaha Warsom U Fadhiya Dalka Kenya <strong>(Yaxye Cumar Xasan)<\/strong> ayaa sheegaya in uu soo gaba gaboobay kulan albaabada u Xernaa oo ay wada yeesheen ra\u2019isulwasaare Cabdiwali Max\u2019ed Cali Gaas iyo dhigiisa Dalkaasi Kenya.<\/p>\n<p>Waxaa lagu soo warmayaa in ay heshiiska labada dhinac ay gaareen ayaa sheegaya in ra\u2019isulwasaare <strong>Raila Odinga<\/strong> iyo waliba Cabdiwali Gaas dalka Kenya ay qalinka ku duugeen qodobo muhiim ah Islamarkaana ay haatanba isku afgarteen .<\/p>\n<p>Kulankaasi ay Labada Masuul Wada Yesheen islamarkaana Ka Soo baxay Qodobada ayaa waxaa ugu muhiimsanaa in howlgalka ay ciidamada Kenya ka wadaan Jubooyinka ay hogaamiyaan ciidamada dowlada TFG-da Soomaaliya ee lagu soo tababaray dalka Kenya Islamrkaana ay Iyaga Horumuud U Naqdaan Dhamaan Howlgalada ay sameynayaan Ciidamada Dalkaasi Kenya<\/p>\n<p>.<br \/>\nSidoo Kale Waxaa Ku Jirtay Qodobada In Si Deg Deg Ah looga xoreeyo Al Shabab gobolada Jubooyinka halkaasi Ka Dibna ay Dowlada TFG-da Soomaaliya \u00a0maamul ay kusoo xuleyso hab beeleed kana wada muuqdaan qabiilada dego goboladaasi Iyadoona ay Dowlada Kenya Wax Jago Ah KA qabneynin Goobahaasi Oo Idil.<\/p>\n<p>C\/wali Max\u2019ed Cali Gaas ayaa kulanka ka sheegay in <strong>Sharif Sheikh Axmed<\/strong> madaxweynaha Soomaaliya uu raali ka yahay heshiiskaan isla markaana uu wakiil uga yahay wada hadalada Soomaaliya iyo Kenya waxii Uu Gaas Go\u2019aamiyona Uu Qaadan Doono Shariif.<\/p>\n<p>Waxii Kaloo Ku Soo Jordha Kala Soco Shabakada Wararka soomaaliyeed Ee Warom Iyadoo Faah Faahsan.<\/p>\n<p><strong>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com)<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com) Sida Uu Inoo Xaqiijiyay wariyaha Warsom U Fadhiya Dalka Kenya (Yaxye Cumar Xasan) ayaa sheegaya in uu soo gaba gaboobay kulan albaabada u Xernaa oo ay wada yeesheen ra\u2019isulwasaare Cabdiwali Max\u2019ed Cali Gaas iyo dhigiisa Dalkaasi Kenya. Waxaa lagu soo warmayaa in ay heshiiska labada dhinac ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-3867","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3867","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3867"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3867\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3887,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3867\/revisions\/3887"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3867"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3867"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3867"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}